{"id":11488,"date":"2013-01-08T21:15:12","date_gmt":"2013-01-08T18:15:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11488"},"modified":"2013-01-08T22:54:27","modified_gmt":"2013-01-08T19:54:27","slug":"mr-annadif-mohed-salah-wafdi-uu-oo-maanta-soo-gaaray-muqdishokulamana-la-qaatay-xasan-sh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/mr-annadif-mohed-salah-wafdi-uu-oo-maanta-soo-gaaray-muqdishokulamana-la-qaatay-xasan-sh\/","title":{"rendered":"Mr.Annadif Moh&#8217;ed Salah Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Maanta Soo Gaaray Muqdisho,Kulamana La Qaatay Xasan Sh."},"content":{"rendered":"<p>Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Mr.Annadif Mohamat Salah Wafdi Uu Hogaaminayo ayaa maanta Soo Gaaray magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho Oo Ay Ka Soo Dageen Wafdiga Ayaa Waxaa ku soo dhaweeyey Taliyaha guud ee ciidanka AMISOM Waziiro Ka Tirsan Xukuumada Saacid iyo xubno ka socda dawladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mr.Annadif Mohamat Salah Ergayga Midowga Africa U Qaabilsan Soomaaliya ayaa madaxtooyada kulan kula qaatey Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud waxayna labada dhinac ka wada hadleen isbedaladii u danbeeyey ee dalka iyo sidii loo dar-dargelin lahaa amaanka goobaha Dowladdu kalawareegto Xarakada al-Shabaab Ee Haatan Gacanta Ay Ku Hayaan Dowlada Soomaaliya Iyo Dowladaha Kaabaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Mr.Annadif Mohamat Salah Wafdi Uu Hogaaminayo ayaa maanta Soo Gaaray magaalada Muqdisho. Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho Oo Ay Ka Soo Dageen Wafdiga Ayaa Waxaa ku soo dhaweeyey Taliyaha guud ee ciidanka AMISOM Waziiro Ka Tirsan Xukuumada Saacid iyo xubno ka socda dawladda Soomaaliya. Mr.Annadif Mohamat Salah Ergayga Midowga Africa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11488","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11488","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11488"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11488\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11501,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11488\/revisions\/11501"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}