{"id":1148,"date":"2011-06-03T17:43:52","date_gmt":"2011-06-03T17:43:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1148"},"modified":"2011-06-03T17:43:52","modified_gmt":"2011-06-03T17:43:52","slug":"hogaamiyaha-daba-dhilifka-ah-ee-dalka-yeman-cali-cdalla-saalax-oo-dhaawacmay-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/hogaamiyaha-daba-dhilifka-ah-ee-dalka-yeman-cali-cdalla-saalax-oo-dhaawacmay-maanta\/","title":{"rendered":"HOGAAMIYAHA DABA DHILIFKA AH EE DALKA YEMAN CALI C\/DALLA SAALAX OO DHAAWACMAY MAANTA"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/ali.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1149\" title=\"ali\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/ali-300x260.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"260\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/ali-300x260.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/ali.jpg 436w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Cali C\/dalla Saalax iyo hogaamiyayaal ka tirsan dowladiisa daba dhilafka ah ayaa manta ku dhaawacmay madaafiic lagu garaacay xarunta madaxtooyada dalka Yeman<br \/>\nwarar lagu kalsoonyahay oo ay ka heshay wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom ayaa sheegaya in uu ku dhaawacmay madaafiic lagu wereeray xarunta madxtooyada ee dalka Yeman Madaxyeyne Saalax kaasi oo u adeego hogaamiyaasha Gaalada<br \/>\nSidoo kale madaafiicdaasi ayaa waxaa ku dhaawacmay hogaamiyaha baarlamaanka dalka yeman iyo ra&#8217;iisul wazaare ku xigeenka xukuumada u adeegtm gaalada<br \/>\nDhaawacaani soo gaaray hogaamiyayaasha u adeega gaalada ayaa waxa uu imaanayaan xilli dagaalo xoogan oo u dhexeeya shacabka muslimiinta ee ku nool dalka yeman iya madaxweyne Saalax.<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><\/strong><strong><em>Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953<\/p>\n<p><\/em>(<\/p>\n<p><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong> &amp; <\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cali C\/dalla Saalax iyo hogaamiyayaal ka tirsan dowladiisa daba dhilafka ah ayaa manta ku dhaawacmay madaafiic lagu garaacay xarunta madaxtooyada dalka Yeman warar lagu kalsoonyahay oo ay ka heshay wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom ayaa sheegaya in uu ku dhaawacmay madaafiic lagu wereeray xarunta madxtooyada ee dalka Yeman Madaxyeyne Saalax kaasi oo u adeego hogaamiyaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1148","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1148","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1148"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1148\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1152,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1148\/revisions\/1152"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1148"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1148"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1148"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}