{"id":114780,"date":"2025-05-16T21:54:20","date_gmt":"2025-05-16T18:54:20","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=114780"},"modified":"2025-05-16T22:37:30","modified_gmt":"2025-05-16T19:37:30","slug":"gudiga-madaxabanaan-ee-doorashooyinka-iyo-soohdimaha-qaranka-oo-sheegay-in-muddo-bil-ah-lagu-darey-is-diiwaagelinta-dadweynaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/05\/gudiga-madaxabanaan-ee-doorashooyinka-iyo-soohdimaha-qaranka-oo-sheegay-in-muddo-bil-ah-lagu-darey-is-diiwaagelinta-dadweynaha\/","title":{"rendered":"Gudiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka oo Sheegay in Muddo bil ah lagu Darey is diiwaagelinta Dadweynaha."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xarunta dhexe ee guddiga ayaa ku dhawaaqay mudo kordhin dheeri ah oo lagu daray diiwaan galinta codbixiyaasha golayaasha deegaanka degmooyinka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa shaaca ka qaaday in ololaha diiwaan galinta codbixiyeyaasha ee ka socda degmooyinka gobolka Banaadir lagu daray hal bil oo dheeri ah ama mudo 30 cisho ah, taasoo uu tilmaamay iney tahay mid fursad dheeraad ah lagu siinaayo dadweynaha aan wali iska diiwaangelin.<br \/>\n&#8220;Muddo hal bil ah ayaan ku kordhinay ololaha ay isku diiwaan galinayaan shacabka ku nool degmooyinka gobolka Banaadir, mudo kordhintaan waxay timid kadib markii is diiwaan galinta aysan si toos ah uga wada bilaaban hal mar degmooyinka Muqdisho, waxaan garawsanay in dadweynaha fursad kale oo ay isku diiwaan galiyaan loogu daro&#8221; ayuu yiri guddoomiye Cabdikariin Axmed Xasan.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale shaaciyay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka iney si rasmi ah u diiwaan galiyeen ilaa 30 xisbi oo ka qeyb gali doona doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan xaqiijineyna in ilaa iyo hadda 30 urur siyaasadeed ay is diiwaangeliyeen, kuwaasoo diyaar u ah in ay ka qeybgalaan doorashada la filayo.\u201d ayuu yiri guddoomiyaha guddiga doorashooyinka.<\/p>\n<p>Cabdikariin Axmed Xasan ayaa sidoo kale ku dhawaaqay in diiwaangelinta cod bixiyeyaasha dadweynaha ay dhawaan ka bilaabi doonaan deegaanada dowlad goboleedyada kala Hirshabelle, Koonfur Galbeed, Galmudug, SSC Khaatumo iyo gobolka Gedo ee hoostaga Jubbaland.<\/p>\n<p>&#8220;Dhawaan waxaan qalabka geyn doona xarumaha maamul goboleedyada kala Hirshabelle, Koonfur Galbeed, Galmudug, iyo gobolka Gedo oo ka tirsan Jubbaland oo iyana laga bilaabi doono diiwaan galinta cod bixiyaasha golayaasha deegaanka&#8221; ayuu yiri guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Cabdikariin Axmed Xasan.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee mudo kordhintaan ayaa kusoo aadeysa, iyadoo todobaadyadii lasoo dhaafay si toos ah uga socdeen inta badan degmooyinka gobolka Banaadir ololaha is diiwaan galinta cod bixiyaasha golaha deegaanka degmooyinka magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xarunta dhexe ee guddiga ayaa ku dhawaaqay mudo kordhin dheeri ah oo lagu daray diiwaan galinta codbixiyaasha golayaasha deegaanka degmooyinka gobolka Banaadir. Guddoomiyaha ayaa shaaca ka qaaday in ololaha diiwaan galinta codbixiyeyaasha ee ka socda degmooyinka gobolka Banaadir lagu daray hal bil oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":114781,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-114780","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114780","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114780"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114780\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114797,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114780\/revisions\/114797"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114781"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114780"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114780"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114780"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}