{"id":114748,"date":"2025-05-14T23:10:40","date_gmt":"2025-05-14T20:10:40","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=114748"},"modified":"2025-05-15T00:11:46","modified_gmt":"2025-05-14T21:11:46","slug":"booliska-soomaaliya-oo-sheegay-in-ay-soo-qabteen-koox-dilal-iyo-dhac-u-geystay-dad-shacab-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/05\/booliska-soomaaliya-oo-sheegay-in-ay-soo-qabteen-koox-dilal-iyo-dhac-u-geystay-dad-shacab-ah\/","title":{"rendered":"Booliska Soomaaliya oo Sheegay in ay Soo Qabteen Koox Dilal iyo Dhac u Geystay Dad Shacab ah."},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan oo maanta shir jaraa\u2019id ah ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Koox dambiilayaal ah oo horey maxkamado u xukuntay balse heshiis Bulsho lagu sii daayay ay dib u bilaabeen falal amaanka liddi ku ah sida dilka iyo boobka shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Afhayeenka waxa uu tilmaamay in dhacdooyinka noocaasi oo kale ay saakay salaadii subax kadib ay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ay gacanta kusoo dhigeen seddex eedeeysane oo Moobilo iyo hanti kale kasoo dhacay Bulshada Soomaaliyeed ay gacanta kusoo dhigeen iyagoo saqraansan oo waliba isku dagaalay qeybsiga wixii ay kasoo dhaceen Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir.<br \/>\nIsla degmada Xamar Jajab 9kii Bishaan, waxa uu Afhayeenka sheegay in eeedeysanayaal iyo ruux dil ka geeystay ay gacanta kusoo dhigeen kuwaasi oo dhowaan ay horgeen doonaan cadaaladda waxaana lagu hayaa xabsiyada Booliska ay maamulaan.<\/p>\n<p>Afhayeenka Booliska Soomaaliya ayaa shirkiisii jaraaid ku faah faahiyay dil ka dhacay shalay degmada Hodan ee qeybta Waliyow Cadde oo uu tilmaamay inuu ka dhacay dil si arxan darro ah loogu dilay Gaashanle Sare Marxuum Cabduqaadir Xuseen Cigaal oo loo qabtay shan eedeysane oo 100% lagu tuhmaayo inay ka dambeeyeen dilka marxuumkaasi oo xitaa meydkiisa la gubay si loo tirtiro cadeeymaha falka dilka.<\/p>\n<p>Booliska Soomaaliyeed ayaa sidoo kale gacanta kusoo dhigay gacan ku dhiiglihii ka dambeeyay dilka\u00a0 marxuum Feysal Cabdullahi Takar iyo laba qof oo iyagu gacan ka geestay dilka marxuumkaasi sida uu sheegay afhayeenka Booliska Cabdifitaax Aadan.<\/p>\n<p>Ugu dambeeyn waxa uu shacabka ugu baaqay in si ammaan loo helo in qofkii dil ka geeysta magaalada Muqdisho loo daayo xeerarka cadaalada iyadoo laga fogaanayo hanti ka dhiibida iyo damiin in lagu sii daayo gacan ku dhiiglaha, waxaana uu xusay in boqolkiiba todobaatan kuwa dilalka ka geesta magaalada ay yihiin kuwa horey xabsi u soo maray oo diyo laga dhiibay laguna sii daayay xeerarka bulsho ay shacabka dhigteen.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan oo maanta shir jaraa\u2019id ah ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Koox dambiilayaal ah oo horey maxkamado u xukuntay balse heshiis Bulsho lagu sii daayay ay dib u bilaabeen falal amaanka liddi ku ah sida dilka iyo boobka shacabka Soomaaliyeed. Afhayeenka waxa uu tilmaamay in dhacdooyinka noocaasi oo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":114750,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-114748","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114748","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114748"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114748\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114765,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114748\/revisions\/114765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114750"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}