{"id":11467,"date":"2013-01-08T00:12:34","date_gmt":"2013-01-07T21:12:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11467"},"modified":"2013-01-08T01:29:46","modified_gmt":"2013-01-07T22:29:46","slug":"dilal-kala-duwan-oo-xalay-iyo-maanta-ka-kala-dhacay-gedo-iyo-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/dilal-kala-duwan-oo-xalay-iyo-maanta-ka-kala-dhacay-gedo-iyo-kismaayo\/","title":{"rendered":"Weeraro Iyo Dilal Kala Duwan Oo Xalay Iyo Maanta Ka Kala Dhacay Gedo Iyo Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Sida Ay Sheegayaan Wararka ka imaanaya Gedo in dagaal ay ciidamada Shabaabul- mujaahidiin lagaleen Ciidamada Itoobiya lagu dilay Saraakiil Ciidan oo kamid ahaa Gobolka Gedo saraakiisha caanka ka ah.<\/p>\n<p>Labadaasi Sarkaal Ee Lagu Dilay Gedo Ayaa Waxaa Hadal Hayeen Shacabka Iyadoona Magacyadooda Lagu Soo Gaabiyey baashi Iyo Baashi Iley.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Habeenkii Xalay Ayaa xoogag hubeysan laba askari ku toogteen agagaarka aargada EE Magaalada Kismaayo kadibna goobta ayay ka baxsadeen Ragaasi Ku Hubeysnaa Biskooladaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida Ay Sheegayaan Wararka ka imaanaya Gedo in dagaal ay ciidamada Shabaabul- mujaahidiin lagaleen Ciidamada Itoobiya lagu dilay Saraakiil Ciidan oo kamid ahaa Gobolka Gedo saraakiisha caanka ka ah. Labadaasi Sarkaal Ee Lagu Dilay Gedo Ayaa Waxaa Hadal Hayeen Shacabka Iyadoona Magacyadooda Lagu Soo Gaabiyey baashi Iyo Baashi Iley. Sidoo Kale Habeenkii Xalay Ayaa xoogag [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11467","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11467","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11467"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11467\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11482,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11467\/revisions\/11482"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11467"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11467"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11467"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}