{"id":11457,"date":"2013-01-07T23:40:18","date_gmt":"2013-01-07T20:40:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11457"},"modified":"2013-01-07T23:40:18","modified_gmt":"2013-01-07T20:40:18","slug":"kulan-ay-maanta-yeesheen-golaha-wasiirada-uu-hugaamiyo-cabdi-faarax-shirdoon","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/kulan-ay-maanta-yeesheen-golaha-wasiirada-uu-hugaamiyo-cabdi-faarax-shirdoon\/","title":{"rendered":"Kulan ay maanta yeesheen golaha wasiirada uu hugaamiyo cabdi faarax shirdoon."},"content":{"rendered":"<p>Kulan maanta ay yeesheen golaha wasiirada uuna shirgudominayey ra&#8217;iisalwasaare saacid ayaa waxaa looga hadley qodobo dhawr ah,marka kulanku soo dhamaadey ayaa saxaafada waxaa la hadley wasiirka warfaafinta ciilmooge  xirsi,waxa uuna yiri:<br \/>\n1 xukuumadu waxey go&#8217;aamisey in la soo bandhigo wax qabadka 100ka maalmood ee ay xukuumadu jirtey.<br \/>\n2 waxaa la soo bandhigey in xukuumadu kala doorato labo wado midood kuwaas oo somaaliya ku xiri doona dalalka deriska la ah somalia sida kenya etoobiya iyo jabuuti,taas oo xukuumadu isku raacdey wado uusan sheegin halka ay dhaceyso.<\/p>\n<p>Golaha wasiirada ayaa todobaadki yeesha labo kulan oo hadal ah,kaas oo warbaahinta la geliyo dhegaha un baana laga maqlaaye ma jirto wax la taaban karo oo heshiiyo caalami ah ama barnaamijyo horumarka dalka wax tar u leh oo la hor geeyey baarlamaanka foorara oo fasax gelaya labada bilood ee soo socda.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa kusoo beegmaya iyadoo cabasho laga muujinayo farateysi iyo kufsi ay ciidamo dharka milateriga wataa ay ku hayaan qaar kamid ah degmooyinka gobolka banaadir.<\/p>\n<p>Ma ahan kulanki ugu horeeyey ee ay yeelato xukuumada dr saacid oo dad badani dhaliilayo wax qabadkeeda hugaamineed,iyo hawlaha ay bulshada u heyso,waana xukuumad aad moodeysid in ay aad uga baqeyso dawladaha dariska ah,kamana hadasho nolosha iyo dhibaatoyinka lagu hayo jaaliyadaha dunida daafaheeda ku nool,haba ugu darnaato soomaalida ku nool dalka kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan maanta ay yeesheen golaha wasiirada uuna shirgudominayey ra&#8217;iisalwasaare saacid ayaa waxaa looga hadley qodobo dhawr ah,marka kulanku soo dhamaadey ayaa saxaafada waxaa la hadley wasiirka warfaafinta ciilmooge xirsi,waxa uuna yiri: 1 xukuumadu waxey go&#8217;aamisey in la soo bandhigo wax qabadka 100ka maalmood ee ay xukuumadu jirtey. 2 waxaa la soo bandhigey in xukuumadu kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11457","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11457","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11457"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11457\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11465,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11457\/revisions\/11465"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11457"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11457"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11457"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}