{"id":114561,"date":"2025-05-05T23:47:04","date_gmt":"2025-05-05T20:47:04","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=114561"},"modified":"2025-05-06T01:24:36","modified_gmt":"2025-05-05T22:24:36","slug":"madaxweynaha-hirshabeele-cali-guudlaawe-oo-si-cad-u-sheegay-in-xildhibaan-xaadoole-uu-dhibaato-ku-hayo-maamulkiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/05\/madaxweynaha-hirshabeele-cali-guudlaawe-oo-si-cad-u-sheegay-in-xildhibaan-xaadoole-uu-dhibaato-ku-hayo-maamulkiisa\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe oo Si Cad u sheegay in Xildhibaan Xaadoole uu dhibaato ku hayo Maamulkiisa."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo maanta ka hadlaayay munaasabadda furitaanka kalfadhiga Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa sheegay in Xildhibaan Xaadoole oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka uu yahay Xildhibaan dhibaato ku haaya Maamulka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Cali Guudlaawe ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalada xanafta leh ee ka imaanaya Xildhibaan Xaadoole ee uu fagarayaasha uu ku dhaleeceenayo Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, waxaana uu ku edeeyey in 38 Xildhibaan oo laga soo doortay Hirshabeelle kana mid ah kuwa jira Aqalka sare iyo Golaha Shacabka uu isagu kaliya yahay midka ka shaqeenaya dhibaatada Hirshabeelle.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>&#8220;Adiga maalintii laguu doortay Xildhibaanimada waxaad nagala hadasha wax gaar ah waxaan ku leeyahay Xildhibaan Xaadoole ka weynow Taariikhdaada waala yaqaan&#8221; ayuu yiri Cali Guudlaawe Madaxweynaha Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Waxa uu ugu baaqay Xildhibaan Xaadoole inuu ka xishoodi Qabiilka uu kursiga ugu fadhiyo iyo Golaha Xildhibaanada ee uu ka tirsan yahay waxaana uu ku tilmaamay inuu yahay Xildhibaan ku haminaya inuu wali shacabka deganaada Hirshabeelle uu isbaaro u dhigto.<\/p>\n<p>&#8220;Kaama aqbali doono isbaaro dadka loo dhigto, ceeb ayay nagu tahay Hirshabeelle inay shacabka nagu yiraahdaan waxaan taaganahay isbaaradii Cismaan Xaadoole, waxaana rajeenayaa inuu iska dhaafi doono waxyaabaha kale ee uu ku fakarayo, waxaana uu matalaa degaanadii diinta loo doonan jiray ee Balcad, Warshiikh iyo Raage Ceelle wixii qaldanna aqbali meeyno&#8217; ayuu yiri Madaxweyne Cali Guudlaawe.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa ku ammaanay shacabka Degmada Raage Ceelle sida ay isku difaaceen markii Xildhibaan Xaadoole uu xilli habeen saqdhexe ah uu kasoo baxay Degmadaasi.<\/p>\n<\/div>\n<p>Xildhibaan Xaadoole ayaa horay si kulul u weeraray Maamulka Hirshabeelle ee Cali Guudlaawe uu hogaaminayo, waxaana uu ku sheegay inuusan Maamulkiisa shaqeeyneeyn uuna la degay Hirshabeelle, sidoo kalena ay ka socon waayeen dagaaladii lala galay Kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo maanta ka hadlaayay munaasabadda furitaanka kalfadhiga Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa sheegay in Xildhibaan Xaadoole oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka uu yahay Xildhibaan dhibaato ku haaya Maamulka Hirshabeelle. Cali Guudlaawe ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalada xanafta leh ee ka imaanaya Xildhibaan Xaadoole ee uu fagarayaasha uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":114562,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-114561","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114561","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114561"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114561\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114579,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114561\/revisions\/114579"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114562"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114561"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114561"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114561"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}