{"id":114438,"date":"2025-05-01T00:20:13","date_gmt":"2025-04-30T21:20:13","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=114438"},"modified":"2025-05-01T02:50:39","modified_gmt":"2025-04-30T23:50:39","slug":"dawladda-federalka-iyo-ssc-khaatumo-oo-soo-dhaweeyey-maxaabiista-ay-is-weydaarsadeen-somaliland-iyo-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/05\/dawladda-federalka-iyo-ssc-khaatumo-oo-soo-dhaweeyey-maxaabiista-ay-is-weydaarsadeen-somaliland-iyo-puntland\/","title":{"rendered":"Dawladda Federalka iyo SSC-Khaatumo oo Soo Dhaweeyey Maxaabiista ay is weydaarsadeen Somaliland iyo Puntland."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka SSC-Khaatumo ayaa soo dhaweeyay is-weydaarsiga maxaabiista ee u dhexeeya Somaliland iyo Puntland, gaar ahaan sii deynta 11 kamid ah maxaabiistii ay Somaliland ku qabatay dagaalkii Laascaanood.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caddaaladda, Diinta iyo Dastuurka ee maamulka SSC-Khaatumo ayaa lagu sheegay in maxaabiista ay Somaliland sii daysay ay ahaayeen halgamayaal door weyn ka qaatay dagaalkii Laascaanood, waxayna si weyn soo dhawaysay sii deyntooda.<\/p>\n<p>\u201cDowlad-goboleedka SSC-Khaatumo wuxuu si weyn u soo dhoweynayaa halgamayaashii maanta laga sii daayay xabsiyada kooxda gooni-goosadka Waqooyi Galbeed, kuwaas oo lagu afduubtay dagaalkii xaqa ahaa ee shacabka SSC-Khaatumo kaga hortageen duullaankii gardarrada ahaa ee kooxda gooni-goosadka Waqooyi Galbeed (KGWG) ku soo qaaday deegaannada dowlad-goboleedka SSC-Khaatumo,\u201d ayaa lagu yidhi qoraalka.<\/p>\n<p>Maamulka SSC-Khaatumo ayaa libinta sii daynta maxaabiista siiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo ay sheegeen inuu door weyn ka qaatay dadaalka is-weydaarsiga maxaabiista ee maanta la fuliyay. Sidoo kale, dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay sii deynta maxaabiista, ayaa si la mid ah SSC-Khaatumo sheegtay in ay kutimid dedaaladii uu hormuudka ka ahaa Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, maamulka Puntland ayaa sheegay in sii deynta maxaabiist anay waxba ka ogaynsiin maamulka SSC-Khaatumo, isla markaana dowladda Federaalka Soomaaliya aysan wax gacan ah ku lahayn. Puntland ayaa sheegtay in ay Somaliland kala shaqeyneyso nabadda iyo maslaxadda guud, isla markaana aan loo baahnayn in cid saddexaad wax laga weydiiyo arrintan.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa maanta sii daysay 11 maxbuus oo ay Puntland kaga qabatay dagaalkii Laascaanood ee sanadkii 2023, halka Puntland ay sii daysay 15 maxbuus oo ay Somaliland kaga qabatay isla dagaalkaas. Is-weydaarsiga maxaabiista labada dhinac ayaa yimid kadib markii SSC-Khaatumo ay dhawaan sii daysay 25 ka mid ah maxaabiista Somaliland kaga xidhnaa magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa muujinaysa isu soo dhowaansho siyaasadeed oo u dhexeeya Somaliland iyo Puntland, maadaama labada dhinac midkoodna aanu soo dhaweyn maamulka cusub ee SSC-Khaatumo, oo laga hirgeliyay qaybo ka mid ah gobollada Sool, Sanaag, iyo Ceyn deegaanadaas oo muddo dheer ay dhinacyadu isku haysteen.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka SSC-Khaatumo ayaa soo dhaweeyay is-weydaarsiga maxaabiista ee u dhexeeya Somaliland iyo Puntland, gaar ahaan sii deynta 11 kamid ah maxaabiistii ay Somaliland ku qabatay dagaalkii Laascaanood. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caddaaladda, Diinta iyo Dastuurka ee maamulka SSC-Khaatumo ayaa lagu sheegay in maxaabiista ay Somaliland sii daysay ay ahaayeen halgamayaal door weyn ka qaatay dagaalkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":114431,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-114438","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114438","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114438"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114438\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114457,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114438\/revisions\/114457"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114431"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114438"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114438"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114438"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}