{"id":11431,"date":"2013-01-06T19:38:05","date_gmt":"2013-01-06T16:38:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11431"},"modified":"2013-01-06T23:53:46","modified_gmt":"2013-01-06T20:53:46","slug":"sanad-guuraddii-41aad-ee-ka-soo-wareegatay-aas-aaska-ciidamada-nabad-sugida-oo-lagu-qabtay-xarun-ex-xaruntii-hore-ee-maama-qadiija","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/sanad-guuraddii-41aad-ee-ka-soo-wareegatay-aas-aaska-ciidamada-nabad-sugida-oo-lagu-qabtay-xarun-ex-xaruntii-hore-ee-maama-qadiija\/","title":{"rendered":"Sanad Guuraddii 41Aad Ee Ka Soo Wareegatay Aas-aaska Ciidamada Nabad Sugida Oo Lagu Qabtay Xarun Ex-Xaruntii Hore Ee Maama Qadiija."},"content":{"rendered":"<p>Munaasabadan ay Ka Soo Qeybgaleen Madaxda Sar Sare Ee Dowlada Soomaaliya looguna dabaaldegayay sanadguuradii 41aad ee kasoo wareegatay markii la aasaasay Ciidamada Nabadsugidda Qaranka ayaa lagu qabtay xarunta rasmiga ah oo ay hay\u2019addaasi ku leedahay Magaalada Muqdisho <\/p>\n<p>Xasan Sheekh Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Waxa uu isla maanta xarigga ka jaray Munaasabadaasi waxaana kasoo qeybgalay Wasiirro,Xildhibaanno,saraakiisha Ciidamada iyo Masuuliyiin kale Ee Xukuumada Somalia.<\/p>\n<p>Axmed Macalin Fiqi Agaasimaha Hay\u2019adda Nabadsugidda Qaranka ayaa ka warbixiyay waxqabadka ay muujiyeen Ciidamada nabadsugidda waxa uuna uga mahadceliyay Dowladaha Ingiriiska iyo Mareykanka doorka ay ka ciyaareen Taakuleynta iyo qalabaynta Ciidamoda Hay\u2019adda Nabad Sugida.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Madaxweynaha Soomaaliya oo Khudbad jeediyay ayaa uga mahadceliyay Saraakiisha iyo Dhammaan Ciidamada Nabadsugidda howsha ay u hayaan qarankooda waxa uuna ugu hambalyeeyay sanadguuradooda, iyadoona Uu madaxweynuhu ballanqaaday in dowladdu ay daryeeleyso Ciidamada qalabka sida.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda nabad sugidda Qaranka Soomaaliya ayaa la aasaasay 8-Janaayo 1972-kii, Sanadguurada oo wakhti ahan kubeegnayd 8da Jaanayo oo ku beegan(Talaadada) soosocota ayaa laga soo horumariyay waqtigaas sababo Loogaga Baqanayo Al.shabaab Owgeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabadan ay Ka Soo Qeybgaleen Madaxda Sar Sare Ee Dowlada Soomaaliya looguna dabaaldegayay sanadguuradii 41aad ee kasoo wareegatay markii la aasaasay Ciidamada Nabadsugidda Qaranka ayaa lagu qabtay xarunta rasmiga ah oo ay hay\u2019addaasi ku leedahay Magaalada Muqdisho Xasan Sheekh Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Waxa uu isla maanta xarigga ka jaray Munaasabadaasi waxaana kasoo qeybgalay Wasiirro,Xildhibaanno,saraakiisha Ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11431","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11431","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11431"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11431\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11449,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11431\/revisions\/11449"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11431"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11431"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11431"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}