{"id":11426,"date":"2013-01-06T19:00:34","date_gmt":"2013-01-06T16:00:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11426"},"modified":"2013-01-06T19:00:59","modified_gmt":"2013-01-06T16:00:59","slug":"baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-magacaabay-gudi-la-xisaabtama-xukuumada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-magacaabay-gudi-la-xisaabtama-xukuumada\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Magacaabay Gudi La Xisaabtama Xukuumada"},"content":{"rendered":"<p>Gudoonka Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya oo maalinimadii shalay magacaabay qaar kamid ah guddiyada Joogtada ee Golaha, ayaa sheegay in dhawaan ay u hawlgeli doonaan sidii ay ulla xisaabtami lahaayeen Golaha Wasiirada iyo Waxqabadka xukuumada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddiyada Baarlamaanka ayaa la sheegay in mid walba hawshiisa bilaabi doonaan si ay u daba geli lahaayeen Wasaaradaha Xukuumada, iyadoo arrintan ay tahay markii ugu horeysay oo uu Baarlamaanka qaabkan u dejiyo qorshaha ay kula xisaabtayaan Xukuumada Saacid.<\/p>\n<p>Markii ugu horeeyey oo Ay Baarlamaanka muujiyey ka duwanaasho baarlamaanyadii hore ee Dowlada Federaalka ee U Bur Buray horey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoonka Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya oo maalinimadii shalay magacaabay qaar kamid ah guddiyada Joogtada ee Golaha, ayaa sheegay in dhawaan ay u hawlgeli doonaan sidii ay ulla xisaabtami lahaayeen Golaha Wasiirada iyo Waxqabadka xukuumada Soomaaliya. Guddiyada Baarlamaanka ayaa la sheegay in mid walba hawshiisa bilaabi doonaan si ay u daba geli lahaayeen Wasaaradaha Xukuumada, iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11426","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11426","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11426"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11426\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11429,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11426\/revisions\/11429"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11426"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11426"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11426"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}