{"id":11413,"date":"2013-01-06T18:55:58","date_gmt":"2013-01-06T15:55:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11413"},"modified":"2013-01-06T18:55:58","modified_gmt":"2013-01-06T15:55:58","slug":"mudanayaasha-baarlamaanka-oo-goor-dhow-bilaabi-doonaan-la-xisaabtanka-xukuumada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/mudanayaasha-baarlamaanka-oo-goor-dhow-bilaabi-doonaan-la-xisaabtanka-xukuumada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Mudanayaasha Baarlamaanka Oo Goor Dhow Bilaabi Doonaan La Xisaabtanka Xukuumada Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Gudoonka Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya oo maalinimadii shalay magacaabay qaar kamid ah guddiyada Joogtada ee Golaha, ayaa sheegay in dhawaan ay u hawlgeli doonaan sidii ay ulla xisaabtami lahaayeen Golaha Wasiirada iyo Waxqabadka xukuumada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddiyada Baarlamaanka ayaa la sheegay in mid walba hawshiisa bilaabi doonaan si ay u daba geli lahaayeen Wasaaradaha Xukuumada, iyadoo arrintan ay tahay markii ugu horeysay oo uu Baarlamaanka qaabkan u dejiyo qorshaha ay kula xisaabtayaan Xukuumada Saacid.<\/p>\n<p>Markii ugu horeeyey oo Ay Baarlamaanka muujiyey ka duwanaasho baarlamaanyadii hore ee Dowlada Federaalka ee U Bur Buray horey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoonka Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya oo maalinimadii shalay magacaabay qaar kamid ah guddiyada Joogtada ee Golaha, ayaa sheegay in dhawaan ay u hawlgeli doonaan sidii ay ulla xisaabtami lahaayeen Golaha Wasiirada iyo Waxqabadka xukuumada Soomaaliya. Guddiyada Baarlamaanka ayaa la sheegay in mid walba hawshiisa bilaabi doonaan si ay u daba geli lahaayeen Wasaaradaha Xukuumada, iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11413","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11413","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11413"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11413\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11425,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11413\/revisions\/11425"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11413"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11413"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11413"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}