{"id":11410,"date":"2013-01-05T22:14:21","date_gmt":"2013-01-05T19:14:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11410"},"modified":"2013-01-05T22:14:21","modified_gmt":"2013-01-05T19:14:21","slug":"gudiyada-baarlamaanka-oo-doortey-gudoomiyeyaal-iyo-kuxigeeno","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/gudiyada-baarlamaanka-oo-doortey-gudoomiyeyaal-iyo-kuxigeeno\/","title":{"rendered":"Gudiyada baarlamaanka oo doortey gudoomiyeyaal iyo kuxigeeno.."},"content":{"rendered":"<p>Barlamaanka soomaaliya ayaa maanta gudiyadiisu waxa ay doorteen gudoomiyeyaal,iyagoo dhawaan ansixiyey gudiyada ay isu qeybiyeen.<\/p>\n<p>Baarlamaanka oo geli doona fasax 3 bilood ah ayaa la filayaa in ay xukuumada la xisaabtamaan gudiyadani islamarkaa marka baarlamaanku fasax galo gudi walba madaxdiisu ay joogto ku shaqeyn doonaan waxaana dhacda in aan lala tashan oo xukuumadu waxey doonto sameyso sidii hore u dhici jirtey.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee barlamaanku isdoorto ama go&#8217;aano soo saaro,sida looga barteyna lagama dheehdo wax wadaniyad iyo danaha shacabka la xiriira waxaana dad badan ay qabaan in shaqadoodu tahey qawda maqashii waxna haw qaban.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barlamaanka soomaaliya ayaa maanta gudiyadiisu waxa ay doorteen gudoomiyeyaal,iyagoo dhawaan ansixiyey gudiyada ay isu qeybiyeen. Baarlamaanka oo geli doona fasax 3 bilood ah ayaa la filayaa in ay xukuumada la xisaabtamaan gudiyadani islamarkaa marka baarlamaanku fasax galo gudi walba madaxdiisu ay joogto ku shaqeyn doonaan waxaana dhacda in aan lala tashan oo xukuumadu waxey doonto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11410","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11410","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11410"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11410\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11415,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11410\/revisions\/11415"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11410"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11410"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11410"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}