{"id":11407,"date":"2013-01-05T00:00:37","date_gmt":"2013-01-04T21:00:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11407"},"modified":"2013-01-06T00:39:28","modified_gmt":"2013-01-05T21:39:28","slug":"xukuumada-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-inay-xuriyadooda-dib-ugu-soo-celiso-ajaanib-si-afduub-ahaan-ay-ugu-heysteen-burcad-baded-somali-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/xukuumada-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-inay-xuriyadooda-dib-ugu-soo-celiso-ajaanib-si-afduub-ahaan-ay-ugu-heysteen-burcad-baded-somali-ah\/","title":{"rendered":"Xukuumada Soomaaliya Oo Ku Guuleysatay Inay Xuriyadooda Dib Ugu Soo Celiso Ajaanib Si Afduub Ahaan Ay Ugu Heysteen Burcad Baded Somali Ah."},"content":{"rendered":"<p>Mudane Cabdi Faarax Shirdoon \u201c Saacid\u201d shir Jara&#8217;id Oo Uu Qabtay ayaa wuxuu faafaahin ka bixiyey la haystayaal u kala dhashay wadamada Siiriya iyo Sirilaanka oo mudo ka badan labo sano afduub ay u haysteen Burcad badeed Soomaali ah.<\/p>\n<p>Kadib Dadaal dheer oo ay iska kaashadeen Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Agaasimaha Hay\u2019ada Nabad Sugida Qaranka Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa lagu guulaystay lahaystayaashaan oo kala ah Ibraahim Cabdalle Jowri oo ah Kabtanka Markabka Orna, Axmed Cabdalla oo ahaa Enjineerka Markabka iyo Sarath Chandra oo ka tirsanaa shaqaalaha Markabaka in si nabadgalyo ah looga soo daayo burcad badeedii haystay .<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya \u201cSaacid\u201d ayaa u mahadceliyey Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaran iyo Hay\u2019ada Nabad Sugida, dadaalkii dheeraadka ahaa ee ay ku bixiyeen sidii xorrnimadooda uheli lahaayeen Ajaaniibtaasi Ay Si Afduub Ahaan U Heysteen Burcad Badeeda Soomaalida Ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudane Cabdi Faarax Shirdoon \u201c Saacid\u201d shir Jara&#8217;id Oo Uu Qabtay ayaa wuxuu faafaahin ka bixiyey la haystayaal u kala dhashay wadamada Siiriya iyo Sirilaanka oo mudo ka badan labo sano afduub ay u haysteen Burcad badeed Soomaali ah. Kadib Dadaal dheer oo ay iska kaashadeen Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane Cabdikariin Xuseen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11407","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11407","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11407"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11407\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11421,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11407\/revisions\/11421"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11407"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11407"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11407"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}