{"id":11406,"date":"2013-01-05T18:58:02","date_gmt":"2013-01-05T15:58:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11406"},"modified":"2013-01-05T23:44:05","modified_gmt":"2013-01-05T20:44:05","slug":"dagaal-u-dhaxeeyo-ciidamada-ahlu-sunnaethopiakuwa-dowlada-oo-dhinac-ah-iyo-al-shabab-oo-ka-dhacay-deegaano-ka-tiran-ggedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/dagaal-u-dhaxeeyo-ciidamada-ahlu-sunnaethopiakuwa-dowlada-oo-dhinac-ah-iyo-al-shabab-oo-ka-dhacay-deegaano-ka-tiran-ggedo\/","title":{"rendered":"Dagaal U Dhaxeeyo Ciidamada Ahlu Sunna,Ethopia,Kuwa Dowlada Oo Dhinac Ah Iyo Al-shabab Oo Ka Dhacay Deegaano Ka Tiran G\/Gedo."},"content":{"rendered":"<p>Dagaallo culus oo saacado badanqaatay ayaa maanta gelinkii dambe ka qarxay duleedka degmada Luuq Koonfurgalbeed Soomaaliya Ee Gedo.<\/p>\n<p>Sida Ay Sheegayaan Wararka nagasoo gaaraya Gedo ayaa xaqiijinaya in dagaallo u dhexeeyay ciidamada Itoobiya iyo Xarakada  mujaahidiinta Al.shabaab ay ka dhaceen tuulada Laba Qoracle oo u dhaxaysa Garbahaarey iyo Luuq Halkaasoo Ay Al.shabaab Fariisimo Ku Lahayeen.<\/p>\n<p>Dhaq Dhaqaaqa Al.shabaab dagaalyahano Ka Tirsan Ayaa La sheegay In ay wadada ugaleen kolonyo gaadiid Itoobiyaan ah oo ciidamo Tababarro kusoo qaatay u Galbinayey Dhankaa Iyo Doolow.<\/p>\n<p>Sarkaal Ka Tirsan Al.shabaab Kuna Sugan jiidda hore Ee dagaalka ayaa warsom U sheegay in 3 gaari laga gubay Itoobiya 10 ka Tirsan Askartoodana ladilay halka nolosha lagu qabtay 2 Askari balse ma Jiro Ayuu Yiri Qasaaro La Sheegi Karo Oo Dhankoodi Soo Gaaray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaallo culus oo saacado badanqaatay ayaa maanta gelinkii dambe ka qarxay duleedka degmada Luuq Koonfurgalbeed Soomaaliya Ee Gedo. Sida Ay Sheegayaan Wararka nagasoo gaaraya Gedo ayaa xaqiijinaya in dagaallo u dhexeeyay ciidamada Itoobiya iyo Xarakada mujaahidiinta Al.shabaab ay ka dhaceen tuulada Laba Qoracle oo u dhaxaysa Garbahaarey iyo Luuq Halkaasoo Ay Al.shabaab Fariisimo Ku Lahayeen. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11406","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11406","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11406"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11406\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11419,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11406\/revisions\/11419"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11406"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11406"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11406"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}