{"id":114023,"date":"2025-04-15T00:56:52","date_gmt":"2025-04-14T21:56:52","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=114023"},"modified":"2025-04-15T01:13:34","modified_gmt":"2025-04-14T22:13:34","slug":"raiisal-wasaaraha-soomaaliya-xamze-cabdi-barre-oo-ku-dhawaaqay-maamul-goboleedka-ssc-khaatumo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/04\/raiisal-wasaaraha-soomaaliya-xamze-cabdi-barre-oo-ku-dhawaaqay-maamul-goboleedka-ssc-khaatumo\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisal wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Barre oo ku Dhawaaqay Maamul Goboleedka SSC-Khaatumo."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maamulka SSC-Khaatumo uu yahay maamul la mid ah maamullada kale ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo ka hadlay madal soo dhaweyn ah oo habeenimadii Axadda loogu qabtay magaalada Laascaanood, ayaa sheegay in SSC-Khaatumo ay tahay maamul rasmi ah oo ka tirsan dowladda dhexe.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal Wasaaruhu wuxuu ganafka ku dhuftay sheegashada Puntland iyo Somaliland ee ku saabsan deegaankaasi, isaga oo sheegay in dhulka SSC-Khaatumo aanu ahayn mid lagu muransan yahay.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan cod dheer ku sheegayaa in SSC-Khaatumo ay tahay deegaan iyo maamul Soomaaliyeed oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, mana aha meel lagu muransan yahay,&#8221; ayuu yidhi Ra\u2019iisal Wasaare Xamse.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha oo u duur xulay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxdii hore, ayaa sheegay in ay ku dhiiran waayeen inay si cad u aqoonsadaan SSC-Khaatumo, balse isagu uu si buuxda ugu dhiirraday in loo aqoonsado maamul rasmi ah.<\/p>\n<p>Tallaabadan uu qaaday Ra\u2019iisal Wasaare Xamse ayaa maamulka SSC-Khaatumo uga dhigan guul weyn oo siyaasadeed, iyadoo sida uu Xamse sheegay uu maamulkaasi ka mid noqon doono qorsheyaasha horumarineed isla markaana uu qeybtiisa ka heli doono dhaqaalaha dowladda dhexe.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha ayaa shalay magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo isugu jira dhismayaal dowladeed, xarumo booliis iyo kuwo waxbarasho.<\/p>\n<p>Inkasta oo dadka deegaanku ay soo dhaweeyeen aqoonsiga dowladda dhexe, haddana waxa jira doodo la xidhiidha in SSC-Khaatumo ay buuxisay shuruudihii maamul-goboleednimo iyo in kale, iyadoo dadka qaar ku doodayaan in aqoonsiga Khaatumo uu horseedi karo in maamuladii hore u jiray ay furfurmaan.<\/p>\n<p>Somaliland, oo sannadkii 2023 lumisay gacan-ku-hayntii Laascaanood balse weli aaminsan inay tahay qayb ka mid ah dhulkeeda, ayaa socdaalka Ra\u2019iisal Wasaaraha ku tilmaantay &#8220;faragelin qaawan&#8221; oo ka dhan ah madaxbannaanideeda.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maamulka SSC-Khaatumo uu yahay maamul la mid ah maamullada kale ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ra\u2019iisal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo ka hadlay madal soo dhaweyn ah oo habeenimadii Axadda loogu qabtay magaalada Laascaanood, ayaa sheegay in SSC-Khaatumo ay tahay maamul rasmi ah oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":114024,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-114023","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114023","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114023"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114023\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114035,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114023\/revisions\/114035"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114024"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114023"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114023"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114023"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}