{"id":114011,"date":"2025-04-15T00:19:48","date_gmt":"2025-04-14T21:19:48","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=114011"},"modified":"2025-04-15T01:17:50","modified_gmt":"2025-04-14T22:17:50","slug":"madaxweynaha-dalka-mareykanka-trump-oo-si-cad-u-qeexay-in-ay-soomaaliya-ka-taageerayaan-la-dagaanka-argagixisada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/04\/madaxweynaha-dalka-mareykanka-trump-oo-si-cad-u-qeexay-in-ay-soomaaliya-ka-taageerayaan-la-dagaanka-argagixisada\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dalka Mareykanka Trump oo Si Cad u Qeexay in ay Soomaaliya ka Taageerayaan La Dagaanka Argagixisada."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa wacad ku maray in dowladdiisu ay Soomaaliya gacan ka siin doonto la dagaalanka argagixisada, isaga oo si gaar ah carabka ugu dhuftay Xuutiyiinta oo uu ka cabsi qabo in ay Soomaaliya xeryo ka samaystaan.<\/p>\n<p>Trump oo hadda dagaal gaar ah kula jira kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen, kuwaas oo weerarro u geystay maraakiibta Israa\u2019iil iyo reer Galbeedka, ayaa sheegay in ay Soomaaliya ka caawin doonaan sidii Xuutiyiintu aysan dhulkooda uga dhigan lahayn saldhig.<\/p>\n<p>&#8220;Waanu taageeri doona dadka Soomaalida, umana ogolaan doono in Xuutiyiintu ay dhulkooda xero ka dhigtaan, si aanu usoo afjarno argagixisada, oo aanu waddankooda uga dhigno mid barwaaqo ah,&#8221; ayuu yidhi Trump.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in ciidamada cirka Maraykanka, oo uu ku tilmaamay geesiyaal mar la arag ah, ay cadaaladda hor keeni doonaan kooxaha xagjirka ah, sidii ay hore ugu cirib tireen\u00a0 kooxdii Daacish ee Suuriya iyo Ciraaq muddo xilleedkiisii hore.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Washington, Daahir Carab, ayaa soo dhaweeyay taageerada dowladda Maraykanka, isaga oo sheegay in kooxaha xagjirka ah lagaga adkaan karo oo keliya iskaashi buuxa.<\/p>\n<p>&#8220;Aad ayuu u mahadsan yahay Madaxweyne Trump taageerada cad. Iskaashigan qiimo weyn buu ugu fadhiyaa Soomaaliya. Wadajir ayaynu wax kaga qaban karnaa argagixisada, oo aynu ku tirtiri karnaa khataraha sida Xuutiyiinta, si aynu Geeska Afrika ugu dhalino xasilooni dhab ah,&#8221; ayuu yidhi Danjire Daahir Carab.<\/p>\n<p>Dowladda Maraykanka ayaa bilihii u dambeeyay duqaymo la beegsatay kooxaha Xuutiyiinta, Daacish iyo Al-Shabaab, iyadoo la sheegay in saldhigga ugu weyn ee Daacish uu ku yaallo Soomaaliya, kaasi oo dhawaan ay dagaallo is-daba joog ah ku naafeeyeen ciidamada Puntland.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wardoonta Maraykanka ayaa sheegay in xidhiidh ka dhexeeyo Xuutiyiinta iyo Al-Shabaab oo ah garab ka tirsan Al-Qaacida, waxaana laga cabsi qabaa in Xuutiyiinta oo garabsanaya dowladda Iiraan ay saanad milatari oo xoog leh u gudbiyeen Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Sida ay dhawaan qortay New York Times, saraakiisha Aqalka Cad ayaa isku maandhaafsan sida loo wajahayo xaaladda Soomaaliya, iyaga oo sheegay in argagixisadu khatar ku hayso magaalada Muqdisho. Hadalka Trump ayaa u muuqda mid muujinaya in Washington ay go\u2019aansatay inay sii waddo taageeradeeda la dagaalanka xagjirnimada.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa wacad ku maray in dowladdiisu ay Soomaaliya gacan ka siin doonto la dagaalanka argagixisada, isaga oo si gaar ah carabka ugu dhuftay Xuutiyiinta oo uu ka cabsi qabo in ay Soomaaliya xeryo ka samaystaan. Trump oo hadda dagaal gaar ah kula jira kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen, kuwaas oo weerarro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":114012,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-114011","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114011","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114011"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114011\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114039,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114011\/revisions\/114039"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114012"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114011"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114011"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114011"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}