{"id":113980,"date":"2025-04-13T00:44:13","date_gmt":"2025-04-12T21:44:13","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=113980"},"modified":"2025-04-13T02:17:33","modified_gmt":"2025-04-12T23:17:33","slug":"xarigga-agaasimihii-warbaahinta-shabeele-iyo-ku-xigeenkiisii-abukar-sky-iyo-soofeysane-oo-uu-war-kasoo-saarey-gudoonka-sare-ee-warbaahintaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/04\/xarigga-agaasimihii-warbaahinta-shabeele-iyo-ku-xigeenkiisii-abukar-sky-iyo-soofeysane-oo-uu-war-kasoo-saarey-gudoonka-sare-ee-warbaahintaas\/","title":{"rendered":"Xarigga Agaasimihii Warbaahinta Shabeele iyo ku xigeenkiisii Abukar sky iyo Soofeysane oo uu War kasoo saarey Gudoonka sare ee Warbaahintaas."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliiska Saldhiga degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho ayaa goordhow xiray Agaasimaha guud ee Shabakadda warbaahinta Shabelle Abuukar Sheekh Maxamuud Abuukar Iskaay, iyadoo saacado kooban ka hor isla Saldhigga Xamarweyne lagu xiray Agaasime ku xigeenka warbaahinta Shabelle Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane.<\/p>\n<p>Maamulka sare ee Warbaahinta Shabelle ayaa xaqiijiyay in Agaasimaha iyo xigeenkiisa waqti kala duwan oo aan kala fogeyn looga yeeray Saldhiga degmada Xamarweyne kadibna ciidamada Booliiska ay xabsiga dhigeen.<\/p>\n<p>&#8220;Gudoonka Sare ee Warbaahinta Shabelle ayaa si adag u cambaareenaya xariga Agaasimahga iyo ku xigeenkiisa iyaga oo dalbanaya in si shuruud la\u201daan ah loo sii daayo&#8221; ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay maamulka sare ee warbaahinta Shabelle.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynahii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmdd ayaa si adag u cambaareyay xariga Agaasime ku xigeenka warbaahinta Shabelle Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane.<\/p>\n<p>&#8220;Tallaabadaani waxay muujinaysaa in xukuumadda iyo Booliska Gobolka Banaadir ay dhegaha ka fureysteen baaqyada la xiriira joojinta cabburinta saxaafadda xorta ah. Xisbiga Himilo Qaran wuxuu sidoo kale ka xunyahay in xariga Weriye Soofeysane uu ku soo beegmay iyadoo labo maalmood kahor Booliska Gobolka Banaadir uu xoriyadiisa ka qaaday muddo kooban Weriye Faysal Cumar oo ka tirsan wakaaladda wararka caalamiga ah ee Reuters&#8221; ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Xisbiga Himilo Qaran.<\/p>\n<p>Xisbiga Himilo Qaran ayaa ugu baaqay madaxda dowladda Fedaraalka Soomaaliya si deg deg xorriyaddooda loo siiyo weriye Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane iyo guddoomiyaha Xisbi siyaasadeedka Shacabka Cabdiraxmaan Saleymaan Jaamac.<\/p>\n<p>&#8220;Xisbiga Himilo Qaran wuxuu si adag uga digayaa sii socoshada tacadiyada noocaan ah ee ka dhanka ah saxaafadda xorta ah iyo kala aragti duwanaanta siyaasadeed. Wuxuuna xisbigu u sheegayaa hoggaanka sare ee Dowladda Federaalka inaan dalka lagu maamuli karin cabburin, cabsi gelin, hanjabaad iyo cago juglayn. Arrintaani waxay tusaale cad u tahay ayna waxba kama jiraan ka dhigaysaa inaan dalkaani u diyaarsanayn doorasho xor ah ee la doonayo in kursiga xoog lagu sii joogo, taas oo aan u suuroobayn&#8221; ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Xisbiga Himilo Qaran.<\/p>\n<p>Ma jirto wali wax war ah oo kasoo baxay dhanka Booliiska Soomaaliya oo ku aadan xariga loo geystay Agaasimaha guud Warbaahinta Shabelle iyo ku xigeenkiisa oo ku xiran Saldhiga Xamarweyne.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliiska Saldhiga degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho ayaa goordhow xiray Agaasimaha guud ee Shabakadda warbaahinta Shabelle Abuukar Sheekh Maxamuud Abuukar Iskaay, iyadoo saacado kooban ka hor isla Saldhigga Xamarweyne lagu xiray Agaasime ku xigeenka warbaahinta Shabelle Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane. Maamulka sare ee Warbaahinta Shabelle ayaa xaqiijiyay in Agaasimaha iyo xigeenkiisa waqti kala duwan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":113981,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-113980","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113980","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=113980"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113980\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":113997,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113980\/revisions\/113997"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/113981"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=113980"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=113980"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=113980"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}