{"id":11382,"date":"2013-01-03T22:35:19","date_gmt":"2013-01-03T19:35:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11382"},"modified":"2013-01-03T23:43:24","modified_gmt":"2013-01-03T20:43:24","slug":"gudoomiyihii-sportiga-ee-degmada-berdaale-maxamed-soomaw-oo-la-toogteyuuna-geeryoodeyinaa-lilaah-wa-inaa-ileyhi-raajicuun","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/gudoomiyihii-sportiga-ee-degmada-berdaale-maxamed-soomaw-oo-la-toogteyuuna-geeryoodeyinaa-lilaah-wa-inaa-ileyhi-raajicuun\/","title":{"rendered":"Gudoomiyihii sportiga ee degmada berdaale maxamed soomaw oo la toogtey,uuna geeryoodey(inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun)"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya degmada berdaale ee gobolka baay ayaa waxa ay sheegayaan in galabta maqribkii ay niman bastoolado ku hubeysani ku toogteen meel u dhaxeysa luuq iyo berdaale gudoomiyihii dhanka sportiga maxamed soomaw cimraan isagoo usoo jeeda degmada berdaale.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee maxamed soomaw cimraan ayaa waxaa la sheegayaa in gaarigii uu watey marxuumka ay wateen raga toogtey iyagoo la baxsadey gaarigii iyo naftoodiiba,lamana garanayo waxa ay ragaasi u beegsadeen shaqsi sports aan siyaasad shaqo ku laheyn.<\/p>\n<p>Maahan markii u horeysey ee toogasho lagu dilo si dhagar ah balse waxaa cusub qof la diley oo hanti laga qaatey taas oo u muuqata burcadnimo iyo hanti doon aan siyaasad shaqo ku laheyn,waana sida keliya ee lagu kala saaro dilalka dalka ka dhaca in ay yihiin kuwo siyaasadeed iyo in ay yihiin burcadnimo hantidoona,waana calaamad aan hareyn oo mar uun la ogaado kuwa hantidoonka ah,mana jiraan garsoor iyo ciidamo amni oo isku hawla soo qabashada danbiilaha dilka geysta waana midaas mida joogtada ka dhigtey in dilalka ay soo noq noqdaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya degmada berdaale ee gobolka baay ayaa waxa ay sheegayaan in galabta maqribkii ay niman bastoolado ku hubeysani ku toogteen meel u dhaxeysa luuq iyo berdaale gudoomiyihii dhanka sportiga maxamed soomaw cimraan isagoo usoo jeeda degmada berdaale. Allaha u naxariistee maxamed soomaw cimraan ayaa waxaa la sheegayaa in gaarigii uu watey marxuumka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11382","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11382","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11382"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11382\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11392,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11382\/revisions\/11392"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11382"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11382"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11382"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}