{"id":113757,"date":"2025-04-05T01:02:25","date_gmt":"2025-04-04T22:02:25","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=113757"},"modified":"2025-04-05T01:44:17","modified_gmt":"2025-04-04T22:44:17","slug":"qaar-kamid-ah-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-madaxda-dawlada-federalka-oo-shir-uga-furmayo-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/04\/qaar-kamid-ah-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-madaxda-dawlada-federalka-oo-shir-uga-furmayo-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qaar kamid ah Madaxda Dawlad Goboleedyada iyo Madaxda Dawlada Federalka oo Shir uga Furmayo Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta oo Jimco ah lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho ka furmo shir u dhexeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Shirkaan oo ah mid wadatashi ayaa waxaa ka qeyb galaya madaxweynayaasha maamulada\u00a0 Galmudug, Koonfur Galbeed, iyo Hirshabeelle, halka madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland aysan qeyb ka aheyn shirka, kuwaas oo ay xiisad siyaasadeed xooggan kala dhaxeyso dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>La taliyaha Arrimaha Dastuurka ee Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh ayaa sheegay in ujeedka shirkaan maanta ka furmaya magaalada Muqdisho uu yahay mid madaxdu ay uga arinsanayaan gogoasha uu dhawaan ku baaqay madaxweyne Xasan Sheekh ee lagu doonayo in lagu xalliyo xiisadda siyaasadeed ee taagan iyo dagaalka lagula jiro kooxaha Al-shabaab iyo Daacish.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha wuxuu billaabay wada tashiyo Maanta wuxuu la kulmi doonaa madaxda dowlad goboleedyada kala ah Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug, wuxuuna kala hadli doonaa gogosha uu dhawaan fidiyay, madaxda waxay isla gorfeyn doonaan qaabka gogasha ay noqon doonto, waxayna is dhaafsan doonaan talooyin muhiim ah\u201d ayuu yiri La taliye Xuseen Sheekh.<\/p>\n<p>La taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee arimaha Dastuurka Xuseen Sheekh ayaa sidoo kale cadeeyay in gogoasha uu ku baaqay madaxweynaha lagu casuumi doono maamulada Puntland iyo Jubbaland, isagoona sidoo kale xusay in madaxweyne Xasan Sheekh uu khadka Taleefanka kula hadlay qaar ka mid ah siyaasiyiinta Mucaaradka ah, inkastoo uusan sheegin waxay ka wada hadleen.<\/p>\n<p>Kulanka saacadaha soo socda ee maanta Muqdisho dhexmari doona madaxweynaha dowladda fedaraalka iyo madaxda dowlad goboleedyada kala ah Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa la filayaa iney kasoo baxaan talooyin wax tar leh oo ku saabsan gogosha uu dhawaan ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii waxaa xusid mudan in gogashaan uu fidiyay madaxweynaha iney si weyn u soo dhaweeyay madaxdii hore ee dalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta oo Jimco ah lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho ka furmo shir u dhexeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada dalka. Shirkaan oo ah mid wadatashi ayaa waxaa ka qeyb galaya madaxweynayaasha maamulada\u00a0 Galmudug, Koonfur Galbeed, iyo Hirshabeelle, halka madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland aysan qeyb ka aheyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":113758,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-113757","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113757","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=113757"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":113769,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113757\/revisions\/113769"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/113758"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=113757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=113757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=113757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}