{"id":113669,"date":"2025-04-01T23:23:57","date_gmt":"2025-04-01T20:23:57","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=113669"},"modified":"2025-04-01T23:56:44","modified_gmt":"2025-04-01T20:56:44","slug":"jilayaal-caan-ka-ah-somaliland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-u-sharaxanyihiin-golaha-wakiilada-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/04\/jilayaal-caan-ka-ah-somaliland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-u-sharaxanyihiin-golaha-wakiilada-somaliland\/","title":{"rendered":"Jilayaal Caan ka ah Somaliland oo ku Dhawaaqay in ay u Sharaxanyihiin Golaha Wakiilada Somaliland."},"content":{"rendered":"<p>Jilayaasha Yuusuf Cabdillaahi Muuse &#8216;Yuusuf Ceegaag&#8217; iyo Cabdiqani Maxamed Cabdillaahi &#8216;Iskufilan&#8217;, oo aad caan uga ah gudaha Somaliland iyo geyiga Soomaalida, ayaa ku dhawaaqay in ay siyaasadda ku biirayaan.<\/p>\n<p>Ceegaag iyo Iskufilan, oo ah laba jilaa oo saaxiib ah isla markaana caan ku ah in ay Ramadaan kasta isla keenaan filimo taxane ah oo qoysaska loogu talogalay, ayaa ku dhawaaqay in ay u tartamayaan doorashada Golaha Wakiillada Somaliland ee 2026.<\/p>\n<p>Ceegaag, oo waraysi siiyay Galaydh TV, ayaa ballanqaaday in uu xoolaha ummadda ilaalin doono haddii la doorto, isaga oo ula jeeda in uu ka hortagi doono musuqmaasuqa. \u201cXoolaha ummadda waan u ilaalin doonaa haddii lay doorto,\u201d ayuu yidhi Ceegaag.<\/p>\n<p>Jilaa Iskufilan, oo isaguna musharraxnimadiisa kaga dhawaaqay deegaanka Laasgeel ee gobolka Saaxil, ayaa dadka deegaanka ka codsaday in ay codkooda la barbar istaagaan.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan doonayaa in codsigaygaa aad iga aqbashaan, Laasgeel-na ay lasoo baxdo xildhibaan gole wakiillo iyo gole deegaan. Codkeenna awal waa la raran jiray, maanta halkan aynu ku adkaysano,&#8221; ayuu yidhi Iskufilan.<\/p>\n<p>Jilayaashan ayaa ku dhiiraday in ay ku biiraan siyaasadda kadib markii Xildhibaan Abwaan Xasan Saleeebaan Dhuxul &#8216;Laabsaalax&#8217;, oo hore usoo noqday guddoomiyaha kooxda faneedka Xidigaha Geeska, sidoo kalena ah abwaan curinta heesaha iyo gabayada caan ku ah, uu ku guulaystay in uu kusoo baxo doorashadii Golaha Wakiillada ee 2021.<\/p>\n<p>Inkasta oo bulshadu is weydiinayso sida jilaa uu ku noqon karo siyaasi, haddana caalamka waxa jira jilayaal badan oo siyaasiyiin isku beddelay, sida Madaxweynaha Yukrayn, Volodymyr Zelensky, oo intii aanu siyaasadda ku biirin ahaa jilaa caan ka ah dalkiisa. Sidoo kale, Maraykanka, jilaaga caanka ah ee Arnold Schwarzenegger siyaasadda ayuu ku biiray, isaga oo soo noqday badhasaabka gobolka California.<\/p>\n<p>Waddanka Hindiya, tusaale ahaan, jilaaga reer Tamil Nadu ee Vijayakanth ayaa siyaasadda galay, isaga oo ku guulaystay kursi baarlamaan, sidoo kale halyayga Bollywood, Shatrughan Sinha, ayaa isna hadda kamid ah Golaha Shacabka ee Hindiya (Lok Sabha). Sidaas oo kale, waxa jira jilayaal kale oo siyaasadda ku biiray caalamka oo dhan.<\/p>\n<p>Labadan jilaa ayaa aasaasay shirkad la yidhaa Sollywood, oo soo saarta filimada, iyaga oo taxane la magacbaxay Damac, oo si weyn loo jeclaaday, isla keenay Ramadaantii sannadkan. Taxanahan ayaa kumanaan daawasho ah ka helay baraha internetka.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jilayaasha Yuusuf Cabdillaahi Muuse &#8216;Yuusuf Ceegaag&#8217; iyo Cabdiqani Maxamed Cabdillaahi &#8216;Iskufilan&#8217;, oo aad caan uga ah gudaha Somaliland iyo geyiga Soomaalida, ayaa ku dhawaaqay in ay siyaasadda ku biirayaan. Ceegaag iyo Iskufilan, oo ah laba jilaa oo saaxiib ah isla markaana caan ku ah in ay Ramadaan kasta isla keenaan filimo taxane ah oo qoysaska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":113670,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-113669","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113669","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=113669"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113669\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":113679,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113669\/revisions\/113679"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/113670"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=113669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=113669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=113669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}