{"id":1136,"date":"2011-06-03T17:30:36","date_gmt":"2011-06-03T17:30:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1136"},"modified":"2011-06-03T17:30:36","modified_gmt":"2011-06-03T17:30:36","slug":"ciidamada-shisheeye-oo-baneey-fariisimooyinkii-ay-ku-lahaayeen-meelo-ka-mid-ah-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/ciidamada-shisheeye-oo-baneey-fariisimooyinkii-ay-ku-lahaayeen-meelo-ka-mid-ah-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"CIIDAMADA SHISHEEYE OO BANEEY FARIISIMOOYINKII AY KU LAHAAYEEN MEELO KA MID AH MAGAALADA MUQDISHO."},"content":{"rendered":"<p><strong><\/strong><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/dabka-isgoyska.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1137\" title=\"dabka-isgoyska\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/dabka-isgoyska-300x199.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"199\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/dabka-isgoyska-300x199.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/dabka-isgoyska.jpg 320w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Kadib weerar istish haadiya ah oo ay ku fuliyeen rag ka tirsan mujaahidiinta Al-Shabaab xero ciidamada shisheeye ay ku leeyihiin agagaarka isgoyska dabka ayaa waxaa cabsi baahsan soo foodsaartay ciidamada shisheeye waxaana saakay ciidamada shisheeye ay ka carareen fariisimooyin muqdisho ay ku lahaayeen sida safaaradii hore ee masar,dabaqa tahliil warsame,ex shaneemo ekwatoore,isgooyska dabka iyo fariisimooyin kale oo ku yaala wadada maka al mukarama<br \/>\nGoobihii ay faarujiyeen ciidamada shisheeye ayaa waxaa lagu arkayaa ciidamo ka amar qaata TFG-da waxaana arintaa lagu macneenayaa hanjabaad dhawaan ka soo yeertay afahayeenka mujaahidiinta soomaaliya Shiikh Cali Max&#8217;uud Raage (Sh.Cali Dheere)tasoo cabsi iyo walbahaar ku abuurtay ciidamada shisheeye ee ku sugan magaalada muqdisho ka soo ahaa in ay jab iyo halaag kala kulmi doonan mujaahidiinta al shabaab waxaana ciidamada shisheeye mar waliba ay filanayaan weeraro ka yimaada mujaahidiinta soomaaliya.<\/strong><\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><strong><em>Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953<\/p>\n<p><\/em>(<\/p>\n<p><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong> &amp; <\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib weerar istish haadiya ah oo ay ku fuliyeen rag ka tirsan mujaahidiinta Al-Shabaab xero ciidamada shisheeye ay ku leeyihiin agagaarka isgoyska dabka ayaa waxaa cabsi baahsan soo foodsaartay ciidamada shisheeye waxaana saakay ciidamada shisheeye ay ka carareen fariisimooyin muqdisho ay ku lahaayeen sida safaaradii hore ee masar,dabaqa tahliil warsame,ex shaneemo ekwatoore,isgooyska dabka iyo fariisimooyin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1136","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1136","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1136"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1136\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1139,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1136\/revisions\/1139"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}