{"id":11339,"date":"2013-01-01T23:12:02","date_gmt":"2013-01-01T20:12:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11339"},"modified":"2013-01-01T23:12:02","modified_gmt":"2013-01-01T20:12:02","slug":"shir-ay-yeesheen-odayaasha-beelaha-soomaaliyeed-oo-lagu-sheegey-in-aan-kooxqabiil-gaar-ahi-isxijin-kismaayo-ayna-tahey-meel-soomaali-ay-wada-leedahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/shir-ay-yeesheen-odayaasha-beelaha-soomaaliyeed-oo-lagu-sheegey-in-aan-kooxqabiil-gaar-ahi-isxijin-kismaayo-ayna-tahey-meel-soomaali-ay-wada-leedahey\/","title":{"rendered":"Shir ay yeesheen odayaasha beelaha soomaaliyeed oo lagu sheegey in aan koox,qabiil gaar ahi isxijin kismaayo ayna tahey meel soomaali ay wada leedahey."},"content":{"rendered":"<p>Shir ay yeesheen odayaal ka kala socdey beelaha soomaaliyeed ayaa waxaa looga hadley maqaamka maamul usameynta gobolada jubooyinka,gaar ahaan kismaayo.<\/p>\n<p>Maxamed xasan xaad oo shirkaas ka hadley una hadlayey odayaasha beelaha hawiye ayaa sheegey in loo baahanyahey in dawladu amniga dalka ay sugto gaar ahaan gobolka banaadir,sidoo kale waxa uu ka hadley kismaayo isagoo sheegey in kismaayo dadka hada isxijinayo aysan xaqiiqda ka tarjumeyn kismaayo waa meel lawada leeyahey,oo hoos tagta dawlada federalka soomaaliya mana loo baahna faragelin shisheeye iyo danaha gaarka ah ee la wado ayuu yiri maxamed xasan xaad.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee ay odayaasha soomaalidu ka hadlaan arrimaha maamul u sameynta gobolada jubooyinka ay soo hadalqaadaan wuxuuna warkani imanayaa xili dhawaan ay booqasho ku tageen wafdi ka socdey xukuumada oo uu hugaaminayey wasiirka arrimaha gudaha magaalada kismaayo,soo noqodkoodina sheegey in ay la kulmeen soo dhaweyn iyo dabacsanaan aysan hore uga fileyn maamulka uu hugaamiyo sh\/ axmed madoobe,loogana danbeeyo dawlada federalka maamul u sameynta gobolada jubooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir ay yeesheen odayaal ka kala socdey beelaha soomaaliyeed ayaa waxaa looga hadley maqaamka maamul usameynta gobolada jubooyinka,gaar ahaan kismaayo. Maxamed xasan xaad oo shirkaas ka hadley una hadlayey odayaasha beelaha hawiye ayaa sheegey in loo baahanyahey in dawladu amniga dalka ay sugto gaar ahaan gobolka banaadir,sidoo kale waxa uu ka hadley kismaayo isagoo sheegey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11339","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11339","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11339"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11339\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11348,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11339\/revisions\/11348"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11339"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11339"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11339"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}