{"id":113303,"date":"2025-03-18T02:23:34","date_gmt":"2025-03-17T23:23:34","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=113303"},"modified":"2025-03-18T03:00:00","modified_gmt":"2025-03-18T00:00:00","slug":"golaha-xukuumadda-federalka-soomaaliya-oo-isku-shaandheyn-lagu-sameeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/03\/golaha-xukuumadda-federalka-soomaaliya-oo-isku-shaandheyn-lagu-sameeyey\/","title":{"rendered":"Golaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya oo Isku Shaandheyn Lagu Sameeyey."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay xubno ka mid ah Golahihiisa Wasiirada, iyadoo xubno cusub ku soo daray, waxaana Xukuumadda laga saaray laba wasiir oo muddo kamid ahaa Xukuumadda Dan Qaran.<br \/>\nWasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Maxamed Barre Maxamuud, iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Fardowsa Osman Cigaal, ayaa laga qaaday xilalkooda, waxaana loo magacaabay wasiirro cusub, waxaana muddo qeyb ay ka ahaayeen Xukuumadda uu hogaamiyo Ra&#8217;iisul Wasaare Xamse.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Saddex Wasiir ayaa la isku bedelay oo loo kala wareejiyay Wasaaradaha ay kala joogeen, halka labo wasiir xilka laga qaaday, sidoo kale waxaa Golaha lagu soo daray Wasiir kuxigeeno cusub oo qaarkood Xildhibaano ah, kuwa horay xilalkaas u haayayna waa laga qaaday.<\/p>\n<p>Meelaha isbadalka ay indhaha soo jiiteen waxaa kamid ah xil kaqaadista Wasiirkii ugu mudda dheeraa ee Gaashandhiga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur oo loo magacaabay wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda ee Soomaaliya.<\/p>\n<p><b>Xubnahaan cusub ee Wasiirrada ee Xukuumadda JFS ayaa kala ah sida ku Hoos ku xusan:-<\/b><\/p>\n<p>1. Md. Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga.<br \/>\n2. Md. Cabdiqaadir Maxamed Nuur \u2013 Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda..<br \/>\n3. Md. Maxamuud Axmed Aadan (Geesood) \u2013Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha.<br \/>\n4. Md. Maxamed Faarax Nuux \u2013 Wasiirka wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada.<br \/>\n5. Md. Maxamed Cabdiqaadir Cali \u2013 Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha.<br \/>\n6. Md. Maxamuud Cabdiqaadir Xaaji (Jeego) \u2013 Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada.<br \/>\n7. Mw. Sahuur Xaaji Culusow Xasan \u2013 Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.<br \/>\n8. Md. Sulub Axmed Firin \u2013 Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha.<br \/>\n9. Md. Maxamuud Cabdullaahi Axmed (Abukaate) \u2013 Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha.<br \/>\n10. Mw. Aamina Xuseen Cali \u2013 Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada.<br \/>\n11. Md. Xuseen Cali Xaaji \u2013 Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada.<br \/>\n12. Mw. Fartuun Cabdiqaadir Faarax \u2013 Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda.<br \/>\n13. Md. Maxamed Aadan Maxamed (Baydhabo Janaay) \u2013 Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga &amp; Horumarinta Dhaqaalaha.<br \/>\n14. Md. Maxamed Xuseen Abuukar (Gaaraxo) \u2013 Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta.<br \/>\n15. Mw. Dahabo Suusow Muunye \u2013 Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha.<br \/>\n16. Md. Cismaan Axmed Macow \u2013 Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay xubno ka mid ah Golahihiisa Wasiirada, iyadoo xubno cusub ku soo daray, waxaana Xukuumadda laga saaray laba wasiir oo muddo kamid ahaa Xukuumadda Dan Qaran. Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Maxamed Barre Maxamuud, iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Fardowsa Osman Cigaal, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":113304,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-113303","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113303","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=113303"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113303\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":113312,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113303\/revisions\/113312"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/113304"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=113303"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=113303"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=113303"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}