{"id":113296,"date":"2025-03-18T01:45:28","date_gmt":"2025-03-17T22:45:28","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=113296"},"modified":"2025-03-18T03:02:15","modified_gmt":"2025-03-18T00:02:15","slug":"boqol-iyo-labaatan-ka-mid-ahaa-al-shabaab-oo-dawladda-federalku-sheegtay-in-lagu-dilay-duqeyn-ka-dhacdey-jilib","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/03\/boqol-iyo-labaatan-ka-mid-ahaa-al-shabaab-oo-dawladda-federalku-sheegtay-in-lagu-dilay-duqeyn-ka-dhacdey-jilib\/","title":{"rendered":"Boqol iyo Labaatan 120 ka Mid ahaa Al-shabaab oo Dawladda Federalku Sheegtay in lagu Dilay Duqeyn ka Dhacdey JILIB."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahino dheeraad ah ka bixisay khasaaraha ka dhashay duqeymo culus oo lagu bartilmaameedsaday xarumo waa weyn oo ay kooxda Al-shabaab ku leedahay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in duqeymahaan ay ahayeen kuwii ugu balaarna ee kooxda lagula eegto degmada Jilib, waxaana la sheegay in lagu dilay 20 ka mid ah horjoogayaasha Al-shabaab iyo 100 maleeshiyaad ah.<\/p>\n<p>&#8220;Khasaaraha guud ee duqeymaha degmada Jilib ku gaaray maleeshiyadaadka Khawaarijta waa dhimashada 20 meeyo horjoogayaal sar sare, dhexe iyo maleeshiyaad 100 gaaraya oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab, waana duqeymihii ugu ballaarnaa ee gudaha degmada Jilib laga fuliyo mudooyinkaan&#8221; ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay dowladda.<\/p>\n<p>Duqeymaha ayaa la tilmaamay in kuwa ugu horeeyay lala bartilmaameedsaday fariisinka ugu weyn ee kooxda Al-shabaab ku leedahay Jilib, xili ay halkaasi shir ku lahayeen horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa sidoo kale goobaha la duqeeyay ka mid ah xarun weyn oo isugu jirtay xarun lagu tababaro Maleeshiyaad iyo meel ay ku marin habaabiyaan carruurta waxaana si gaar ah loo bartilmaameedsaday goob ay deegaan ahaan u degenaayeen horjoogayaasha Khawaarijta u qaabilsan marin habaabinta iyo luminta carruurta, ayadoo halkaasina uu ka dhashay khasaare baaxad leh oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta&#8221; ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Goobaha kale ee duqeymaha culus lala eegtay waxaa ka mid ah Xarun lagu magacaabo Karuur oo ay ku keydsan jirtay kooxda Al-shabaab shidaal, hub iyo agab kale oo gebi ahaanba lagu gubay duqeynta lagu beegsaday xaruntaas.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee duqeymahaan culus ee laga fuliyay gudaha magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa lasoo warinaya durba ay sababtay in Horjoogayaasha Al-shabaab ay isaga cararaan gudaha magaaladaas.<\/p>\n<p>&#8220;Horjoogayaasha Al-shabaab\u00a0 markii hore si raaxo leh ku joogay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa hada bilaabay iney ka kala cararaan magaalada, ayagoo naftooda ula cararay duurka waxaana magaaladii Jilib ee Taliskii dhexe ee Khawaarijta aheyd hada ay tahay mid haawaneysa oo baqdin aawgeed duurka iyo beeraha loo miciin biday&#8221; ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay dowladda.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahino dheeraad ah ka bixisay khasaaraha ka dhashay duqeymo culus oo lagu bartilmaameedsaday xarumo waa weyn oo ay kooxda Al-shabaab ku leedahay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe. War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in duqeymahaan ay ahayeen kuwii ugu balaarna ee kooxda lagula eegto degmada Jilib, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":113297,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-113296","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113296","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=113296"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113296\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":113314,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113296\/revisions\/113314"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/113297"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=113296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=113296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=113296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}