{"id":11326,"date":"2013-01-01T15:08:22","date_gmt":"2013-01-01T12:08:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11326"},"modified":"2013-01-01T15:18:04","modified_gmt":"2013-01-01T12:18:04","slug":"nabdoon-caan-ah-oo-lagu-dilay-kismayo-xilli-ay-soo-dhaweyd-sanadka-cusub-2013","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/01\/nabdoon-caan-ah-oo-lagu-dilay-kismayo-xilli-ay-soo-dhaweyd-sanadka-cusub-2013\/","title":{"rendered":"Nabadoon  Caan ah Oo Lagu Dilay Kismayo Xilli ay Soo Dhaweyd Sanadka Cusub (2013)"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/kismaayo1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/kismaayo1.jpg\" alt=\"\" title=\"kismaayo1\" width=\"317\" height=\"220\" class=\"alignnone size-full wp-image-11329\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/kismaayo1.jpg 317w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/01\/kismaayo1-300x208.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 317px) 100vw, 317px\" \/><\/a><br \/>\nWarakii Ugu Dambeeyey Ee Soomaliaya kala Soco Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com<\/p>\n<p>Waxaa Habeenkii Xalay Lagu Dilay Gudaha Magalada Kismayo ee Xarunta Gobolka J\/Hoose Nabadoon caan Ka Aha agaaladaasi<\/p>\n<p>Nabadoonka La Dilaya Oo Lagu Magacabi Jiray C\/laahi ayaa Waxa Lagu Dilaya Xaafadda Shaqaalaha Ee magaalada Kismayo Waxaana Dilka Nabadoonka Fuliyey Rag Ku Hubeysnaa Bastoolada<\/p>\n<p>Ragga Bastooladaha Ku Hubeysna ayaa Waxa ay Nabadoonka Rasaasta Ka Hubiyeen Dhanka Madaxa Iyo Feeraha Durbna waa ay Ka baxsadeen Goobtaasi <\/p>\n<p>Daqiiqdo ka Dib ayaa Halka Uu Falka Ka Dhacaya aya Waxa soo Gaaray Ciidaada Jabhada Raaskambooni Waxa ayna Nawaaxiga Goobta Uu Dilka Ka Dhacaya ay Ka Sameeyeenbaaritano <\/p>\n<p>Si Kastaba Dilka Nabadonkan La Dilay ayaa La Sheegay InUu Ka Tirsan Shaqsiyaad u Ololeynayey Sidii La Isugu Keeni Lahaa Jabhada Raaskamboonoyiinta Iyo Dowladda Sooaaliya waxa Uuna Dilkiisa Imaanaya xili Xaalada Ammaan ee Kismayo ay faraha Ka Sii Baxayso <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warakii Ugu Dambeeyey Ee Soomaliaya kala Soco Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com Waxaa Habeenkii Xalay Lagu Dilay Gudaha Magalada Kismayo ee Xarunta Gobolka J\/Hoose Nabadoon caan Ka Aha agaaladaasi Nabadoonka La Dilaya Oo Lagu Magacabi Jiray C\/laahi ayaa Waxa Lagu Dilaya Xaafadda Shaqaalaha Ee magaalada Kismayo Waxaana Dilka Nabadoonka Fuliyey Rag Ku Hubeysnaa Bastoolada Ragga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11326","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11326","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11326"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11333,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11326\/revisions\/11333"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}