{"id":113145,"date":"2025-03-14T00:59:26","date_gmt":"2025-03-13T21:59:26","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=113145"},"modified":"2025-03-14T03:48:56","modified_gmt":"2025-03-14T00:48:56","slug":"dalalka-ethiopia-iyo-eritrea-oo-laga-cabsi-qabo-in-dagaal-lama-filaan-ah-ka-dhex-qarxo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/03\/dalalka-ethiopia-iyo-eritrea-oo-laga-cabsi-qabo-in-dagaal-lama-filaan-ah-ka-dhex-qarxo\/","title":{"rendered":"Dalalka Ethiopia iyo Eritrea oo Laga Cabsi Qabo in Dagaal Lama Filaan ah ka Dhex Qarxo."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Ku-meel-gaadhka ah ee Tigray, Lt. Gen. Tsadkan Gebretensae, ayaa ka digay ifafaale colaadeed oo ka taagan xadka labada waddan, kadib abaabulka ciidan ee ay dhinacyadu sameeyeen maalmahan u dambeeyay.<\/p>\n<p>&#8220;Markasta ayuu dagaal ka dhex qarxi karaa Itoobiya iyo Ereteriya,&#8221; ayuu yidhi Gebretensae, oo qoraal faallo ah ku baahiyay jariidada The Africa Report, isaga oo muujiyay inuu cabsi ka qabo in gobolka Tigray uu noqdo garoonka dagaalka labada dhinac. Waxa uu sheegay in fursadda lagu joojin karo dagaalku ay sii yaraanayso.<\/p>\n<p>Waddamada Itoobiya iyo Ereteriya oo muddo dheer cadow ahaa, ayaa heshiiyay sannadkii 2018, kadib markii Abiy Axmed uu qabtay xilka Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya, iyadoo Ereteriya ay Itoobiya ka caawisay dagaalkii ka dhanka ahaa TPLF. Laakiin colaadda ayaa soo cusboonaatay kadib heshiiskii Pretoria ee u dhexeeyay TPLF iyo dowladda Itoobiya.<\/p>\n<p>Dowladda Ereteriya oo dhawaan ku dhawaaqday abaabul buuxa oo ciidan, ayay Itoobiya sheegtay inay doonayso inay ka faa\u2019iidaysato khilaafka ka dhex taagan madaxda TPLF iyo maamulka ku-meel-gaadhka ah ee Tigray, kaasi oo laga cabsi qabo inuu markale sababo dagaal galaafta nabadda jilicdasan ee gobolka.<\/p>\n<p>&#8220;Asaias Afwerki wuxuu isku dayayaa inuu ka faa\u2019iidaysto kala qaybsanaanta ka dhex jirta TPLF, si uu u wiiqo heshiiskii nabadda ee Pretoria,&#8221; ayuu yidhi Madaxweynihii hore ee Itoobiya, Mulatu Teshome, oo u warramay Al Jazeera. Wararka ayaa sheegaya in sidoo kale damaca helitaanka marin baddeed ee Itoobiya ay cabsi galisay dowlada Ereteriya, isla markaana ay doonayso in ay ka hor takto dagaalo laga yaabo in Itoobiya ay ku qaado dekedaha ganacsi ee dalkaas.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Wasiirka Warfaafinta Ereteriya, Yemane G. Meskel, ayaa dowladiisa ka fogeeyay eedaha uga imaanaya Itoobiya. &#8220;Heshiiska Pretoria waa arrin khuseysa arrimaha gudaha Itoobiya, yaan xuduudaha laga tallaabin,&#8221; ayuu yidhi, isaga oo sheegay in dowladiisu aanay xiiso u hayn inay faraha la gasho arrimaha gudaha Itoobiya.<\/p>\n<p>Warbixin lagu daabacay Foreign Policy ayaa ugu baaqday Midowga Afrika, waddamada Khaliijka iyo Galbeedka, inay si degdeg ah usoo farageliyaan xaaladda, oo laga cabsi qabo inay isku beddesho dagaal galaafta nabadda gobolka iyo marinada ganacsi ee Badda Cas.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Ku-meel-gaadhka ah ee Tigray, Lt. Gen. Tsadkan Gebretensae, ayaa ka digay ifafaale colaadeed oo ka taagan xadka labada waddan, kadib abaabulka ciidan ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":113146,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-113145","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113145","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=113145"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113145\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":113175,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113145\/revisions\/113175"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/113146"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=113145"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=113145"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=113145"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}