{"id":113003,"date":"2025-03-08T23:30:06","date_gmt":"2025-03-08T20:30:06","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=113003"},"modified":"2025-03-09T01:24:37","modified_gmt":"2025-03-08T22:24:37","slug":"xubno-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-lagu-dilay-dagaal-ka-dhacay-gobolka-shabeelaha-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/03\/xubno-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-lagu-dilay-dagaal-ka-dhacay-gobolka-shabeelaha-dhexe\/","title":{"rendered":"Xubno ka Tirsanaa Al-shabaab oo Lagu Dilay Dagaal ka Dhacay Gobolka Shabeelaha Dhexe."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa guulo ka sheegatay dagaal saacadahii lasoo dhaafay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka iyo kooxda Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Boos hareeri ee gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in dagaalka lagu dilay ilaa 20 xubnood oo ka tirsana kooxda Al-shabaab, kadib markii deegaanka Boos hareeri ay kusoo qaadeen kooxda weerar xogtiisa ay sii hayeen ciidamada.<\/p>\n<p>&#8220;Ciidamada oo ka war qabay weerarka khawaarijta ayaa ka hortagay, iyagoo dhirbaaxo adag ku dhuftay argagixisadi la soo qalday, Inta uu socday dagaalka waxaa lagu dilay 20 dhagarqabe oo isugu jiray horjoogayaal sare iyo maleeshiyaad&#8221; ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay dowladda.<\/p>\n<p>Qoraalka kasoo baxay dowladda Fedaraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in ciidamada is kaashanaya ay gacanta ku dhigeen gaadiid iyo saanad ciidan oo ay wateen kooxda Al-shabaab ee weerarka ku qaaday Boos hareeri.<\/p>\n<p>Weerarkaan khasaaraha lagu gaarsiiyay kooxda ayaa kusoo aadaya, iyadoo maalmahii lasoo dhaafay Al-shabaab ay si weyn u kordhisay weerarada ay ku qaadeysay qaar ka mid ah deegaanada iyo degmooyinka gobolka Shabeellaha Dhexe<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa isagoo ku sugan furimaha hore ee dagaalka ku bogaadiyay ciidamada is garabsanaya guulaha ay ka gaareen howlgaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan bogaadinaya guulaha geesiyaasha qaranka iyo kuwa xaq u dirirka ka gareen Khawaarijta Al-habaab, gaar ahaan dagaaladii ka dhacay Boos hareeri iyo Laba garas oo kooxdu jab xoog leh lagu gaarsiiyay, ciidamadu waxay dul tageen Khawaarijta oo Canbuulo iska karsanaya maalin cad oo soon ah, waa ma soomayaal, diinta ka beensheegaya oo bil ramadaan iska cunteeya&#8221; ayuu yiri Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Abuukar Maxamed.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa guulo ka sheegatay dagaal saacadahii lasoo dhaafay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka iyo kooxda Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Boos hareeri ee gobolka Shabeellaha Dhexe. War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in dagaalka lagu dilay ilaa 20 xubnood oo ka tirsana kooxda Al-shabaab, kadib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":113004,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-113003","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113003","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=113003"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113003\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":113031,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113003\/revisions\/113031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/113004"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=113003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=113003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=113003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}