{"id":112857,"date":"2025-03-04T00:49:49","date_gmt":"2025-03-03T21:49:49","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=112857"},"modified":"2025-03-04T03:04:01","modified_gmt":"2025-03-04T00:04:01","slug":"puntland-oo-shaacisay-in-ay-heshay-xog-la-xiriirta-meelaha-lagu-daaweeyo-dhaawacyada-daacish","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/03\/puntland-oo-shaacisay-in-ay-heshay-xog-la-xiriirta-meelaha-lagu-daaweeyo-dhaawacyada-daacish\/","title":{"rendered":"Puntland oo Shaacisay in ay Heshay Xog la Xiriirta Meelaha Lagu Daaweeyo Dhaawacyada Daacish."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Maamul-gobolleedka Puntland ayaa sheegay inay heleen xog muujinaysa in xubno ka tirsan kooxda Daacish lagu daweyn jiray isbitaallo ku yaalla magaalada Hargeysa ee Somaliland, sida uu sheegay mid kamid ah wariyayaasha la socda ciidamada Puntland ee la-dagaallamaya kooxda Daacish.<\/span><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Wariyaha ayaa tebiyay in ciidamada Puntland ay heleen warqado ay ku qoran yihiin macluumaad sir ah oo laga helay deegaannadii ugu dambeeyay ee laga qabsaday Daacish. Sida lagu sheegay warbixinta, warqadahan ayaa tilmaamaya in shirkado ganacsi loo malaynayo inay fududeeyeen qaadista dhaawacyada ama ay dhaqaale siiyeen kooxda.<\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Laamaha ammaanka Puntland ayaa sheegay inay bilaabeen baaritaanno ku aaddan eedeymahan, iyagoo si ku-meel-gaar ah u mamnuucay in la shaaciyo magacyada isbitaallada iyo xarumaha ganacsiga ee lala xiriirinayo arrintan.<\/span><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Puntland ayaa horey ugu eedeysay Somaliland inay taageerto kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab ee ka dagaallama deegaannadeeda, hase yeeshee Somaliland waxay horey u beenisay eedeymahan.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><strong>Hiiraan Online<\/strong>\u00a0si madaxbannaan uma xaqiijin karto saxnimada warqadaha la helay.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Todobaadkii hore, Puntland ayaa sheegtay in ciidamadeedu ay deegaannadii laga xoreeyay kooxda Daacish ka heleen lacagta shilinka Somaliland.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoosta ka xariiqay y in wejiga saddexaad ee howlgalka Hillaac lagu beegsan doono shakhsiyaadka iyo shirkadaha lagu tuhunsan yahay inay xiriir la leeyihiin Daacish.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">&#8220;Cid kasta oo ka faa\u2019iidaysa ama maalgelinaysa argagixisada waan bartilmaameedsan doonaa,&#8221; ayuu yiri Deni.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Saraakiisha ammaanka Puntland ayaa xoojiyay dadaallada la dagaalanka argagixisada, iyagoo sheegay inay diiradda saarayaan burburinta shabakadaha dhaqaale iyo saadka ee taageera kooxaha hubeysan ee Soomaaliya.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><strong>Oggeysiiska sixida warbixintan iyo farriinta tifaftiraha<\/strong><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><em>Hiiraan Online waxay wax-ka-beddel ku sameysay warbixintan si loo waafajiyo heerarka saxafadeed ee saxda ah. Dib-u-habeynta aan ku sameynay warbixintan waxaa kamid ah, inaan ku darnay halka aan ka soo xiganay warka oo ah wariyaha xogtan ka soo tebiyay ciidamada Puntland, si loo caddeeyo isha warbixinta. Waxaan isticmaalnay ereyo taxaddar leh sida &#8220;loo malaynayo&#8221; iyo &#8220;lagu tuhunsan yahay&#8221;, iyo in Hiiraan Online aysan si madaxbannaan u xaqiijin karin dukumintiyada la helay.<\/em><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><em>Talaabooyinkan ayaa qayb ka ah dadaallada Hiiraan Online ee lagu xaqiijinayo hufnaanta, saxnaanta, iyo waafajinta heerarka saxafadeed ee sugan.<\/em><\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamul-gobolleedka Puntland ayaa sheegay inay heleen xog muujinaysa in xubno ka tirsan kooxda Daacish lagu daweyn jiray isbitaallo ku yaalla magaalada Hargeysa ee Somaliland, sida uu sheegay mid kamid ah wariyayaasha la socda ciidamada Puntland ee la-dagaallamaya kooxda Daacish. Wariyaha ayaa tebiyay in ciidamada Puntland ay heleen warqado ay ku qoran yihiin macluumaad sir ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":112859,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-112857","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112857","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112857"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112857\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112877,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112857\/revisions\/112877"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112859"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}