{"id":112820,"date":"2025-03-02T02:03:43","date_gmt":"2025-03-01T23:03:43","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=112820"},"modified":"2025-03-02T02:26:51","modified_gmt":"2025-03-01T23:26:51","slug":"maamulaha-jubaland-axmed-madoobe-oo-faahfaahin-ka-bixiyey-khilaafka-u-dhaxeeya-dawladda-dhexe-iyo-maamulkiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/03\/maamulaha-jubaland-axmed-madoobe-oo-faahfaahin-ka-bixiyey-khilaafka-u-dhaxeeya-dawladda-dhexe-iyo-maamulkiisa\/","title":{"rendered":"Maamulaha Jubaland Axmed Madoobe oo Faahfaahin ka Bixiyey Khilaafka u Dhaxeeya Dawladda Dhexe iyo Maamulkiisa."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa markii ugu horeysay si qoto dheer uga hadlay waxa keenay khilaafka adag ee kala dhexaaya dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo halkuu kasoo bilaawday.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa sheegay in shirkii golaha wadatashiga qaranka sababaha uu uga baxay ay aheyd mudo kororsigii lagu sameysanaayey iyo inuu eegay danaha beesha Daarood oo uu xusay inuu kaligiis ka joogay shirka, isagoona Raysal Wasaare Xamse ku tilmaamay inuu yahay nin aan wax awood ah ku lahayn dowladda.<\/p>\n<p>&#8220;Dowladdii Soomaaliya maanta waxay noqotay shirkad ku shaqaysa caqliyaddii taallay 1991-dii, waxaana maqan waa awooddii Ra&#8217;iisul wasaaraha dalka, oo aysan waxba gacanta ugu jirin cidna aysan waxba weydiin, waana u cudur daarayaa runtii waa shaqaale shirkadeed isagu&#8221; ayuu yiri Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa sidoo kale ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iney ka gudubtay xayndaabkii sharciga iyo Dastuurkii lagu soo doortay, islamarkaana ay burburisay wax kasta oo Soomaali heshiis ku ahayd.<\/p>\n<p>Mar uu ka hadlaayay dagaalkii Raaskambooni ayuu sheegay in dowladda uu marar badan uga digay sidey u dhaqmeysay, balse markii dambe ay dhaceen waxyaabahii uu uga digaayay dowladda Fedaraalka.<\/p>\n<p>\u201cDagaalka anaga ku gacan sareynay, wax kasta waa noo qorsheysnaayeen sida ay u dhacayaan, waxaan ciidankeena ku amarnay in khasaaraha la yareeyo oo waad aragteen dagaalka dhacay iyo khasaaruhu isma laheyn, inkastoo labada dhinacba ay dhimasho jirtay,\u201d ayuu yiri nadaxweyne Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Wuxuu tilmaamay in wax kasta oo dhacay ay uga xanuun badneyd in ciidankii Soomaaliyeed ee kunka askari ka badnaa ee ka gudbay xuduudda, iyagoo gacmaha kor u taagayana isku dhiibay Kenya, isagoona sheegay in ciidankii dagaalkii Raaskambooni ku qabteen iyo kuwii dhaawacmay ay Muqdisho u direen iyagoo sharfan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in dowladda federaalka ay ku fashilantay dagaalka Al-shabaab, isagoona tusaale u soo qaatay weerarada Al-shabaab ay ka wadaan Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo uu xusay in ciidamada Soomaaliya aysan u heyn niyad ay ku dagaalamaan.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa kusoo aadaya, iyadoo wali aanan wax xal ah laga gaarin khilaafka u dhaxeeya dowladda iyo Jubbaland ee gaaray gacan ka hadalkii dhiiga ku daatay ee ku dhexmaray labada dhinac magaalada Raaskambooni dhamaadkii sanadkii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa markii ugu horeysay si qoto dheer uga hadlay waxa keenay khilaafka adag ee kala dhexaaya dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo halkuu kasoo bilaawday. Axmed Madoobe ayaa sheegay in shirkii golaha wadatashiga qaranka sababaha uu uga baxay ay aheyd mudo kororsigii lagu sameysanaayey iyo inuu eegay danaha beesha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":112821,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-112820","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112820","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112820"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112820\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112829,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112820\/revisions\/112829"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112821"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112820"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112820"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112820"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}