{"id":11273,"date":"2012-12-30T00:00:20","date_gmt":"2012-12-29T21:00:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11273"},"modified":"2012-12-30T23:19:50","modified_gmt":"2012-12-30T20:19:50","slug":"dhalinyaro-ku-hubeysan-biskoolado-oo-ruux-rayid-ah-ku-toogtay-degmada-waabari-ee-gbanadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/dhalinyaro-ku-hubeysan-biskoolado-oo-ruux-rayid-ah-ku-toogtay-degmada-waabari-ee-gbanadir\/","title":{"rendered":"Dhalinyaro Ku Hubeysan Biskoolado Oo Ruux Rayid Ah Ku Toogtay Degmada Waabari Ee G\/Banadir."},"content":{"rendered":"<p>Rag Ku Hubeysan Biskoolado ayaa Habeenkii xalay degmada Waabari ku dilay nin rayid ah oo ka mid ahaa dadka xaafada degan, iyadoona ay baxsadeen kooxihii dilka geystay. <\/p>\n<p>Shabakada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Ayaa U Xaqiijiyey Dadka deegaanka in kooxaha hubeysnaa ay ninkan ku dileen meel lagu shaaho, waxaana kadib goobta soo gaaray ciidamada dowladda oo aan ku guuleysan inay soo qabtaan ragii dilka Geystay.<\/p>\n<p>Ruuxaani Xalay Lagu Dilay Degmada Waabari ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa xoogsatada ku nool degmada Waabari, waxaana magaciisa lagu soo koobay Cilmi Marxuumka La Dilay.<\/p>\n<p>Degmooyinka Gobolka Banaadir Qaarkood ayaa waxaa ka dhaca dilal qorsheysan Kaasi Oo Inta Badan Lala Bartilmaameedsado Shaqaalaha Dowlada Iyo Shaqsiyaad Kale Oo Ay Beegsadaan Kooxahaani Hubeysan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Rag Ku Hubeysan Biskoolado ayaa Habeenkii xalay degmada Waabari ku dilay nin rayid ah oo ka mid ahaa dadka xaafada degan, iyadoona ay baxsadeen kooxihii dilka geystay. Shabakada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Ayaa U Xaqiijiyey Dadka deegaanka in kooxaha hubeysnaa ay ninkan ku dileen meel lagu shaaho, waxaana kadib goobta soo gaaray ciidamada dowladda oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11273","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11273","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11273"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11273\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11274,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11273\/revisions\/11274"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11273"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11273"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11273"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}