{"id":11244,"date":"2012-12-29T20:04:24","date_gmt":"2012-12-29T17:04:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11244"},"modified":"2012-12-30T00:14:43","modified_gmt":"2012-12-29T21:14:43","slug":"cunidda-bariiska-oo-la-sheegayo-in-laga-qaado-xanuunka-macaankadiabeti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/cunidda-bariiska-oo-la-sheegayo-in-laga-qaado-xanuunka-macaankadiabeti\/","title":{"rendered":"Cunidda Bariiska oo la sheegayo in laga qaado xanuunka Macaanka\/diabeti."},"content":{"rendered":"<p>Culimada cilmigu maalin walba hore ayey u socdaan waxeyna soo saaraan marba marka kadanbeysa dunida kusoo kordhiya wax cusub ayaa maanta keeney wax lala yaabey taas oo ah in cunidda bariiska laga qaado xanuunka macaanka.<\/p>\n<p>Quburada caalamka keeney warkan ayaa shaki gelisey dad hadda nool oo waalidiintoodi ay u dhinteen xanuunka macaanka waxaana cadaatey daraasad iyo baaritaan la sameeyey in qeyb uu ka ahaa cunida bariiska dadki hore u dhintey gaar ahaan dadka soomaalida ah ayaa xanuunkani ku badanyahey sida cunidda Bariisku uu ugu badanyahey,taas oo shaki badan gelin karta ganacsato badan oo bariiska keenta kana ganacsada,kuwaasoo hadii ay warbixintan arkaan moodi kara in iyaga iyo ganacsigooda loola jeedo balse arrintu aysan sidaas aheyn ee cilmiga aduunyada kusoo kordhaya uun la sheegey,waxaana laga yaabaa in dawladaha soo saarka bariiska ugu badani ay cilmigan mar hore heleen waayo iyadoo dalalkooda ay ka jirto gaajo ba&#8217;an ayey aduunyada u dhoofiyaan bariiska,halka xanuunkaasina uu ku yaryahey,waxaana wadamadaas kamid ah chaina,india,vitnam iyo kuwa kale.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee culimada aduunku ikhtiraac iyo baaritaano ay sameeyeen kadib soo bandhigaan warbixino iyo tijaabooyin lagu guuleystey,waxaana wanaagsan in aadan la yaabin wax kasta oo aad maqasho ee aad isku deydo in aad u kuur gasho jiritaankeeda ama jiritaan la&#8217;aanteeda,waanan rajeyneynaa in cilmiga iyo raadraaca wax kasta aan qofna laga xigin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Culimada cilmigu maalin walba hore ayey u socdaan waxeyna soo saaraan marba marka kadanbeysa dunida kusoo kordhiya wax cusub ayaa maanta keeney wax lala yaabey taas oo ah in cunidda bariiska laga qaado xanuunka macaanka. Quburada caalamka keeney warkan ayaa shaki gelisey dad hadda nool oo waalidiintoodi ay u dhinteen xanuunka macaanka waxaana cadaatey daraasad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11244","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11244","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11244"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11244\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11263,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11244\/revisions\/11263"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11244"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11244"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11244"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}