{"id":112419,"date":"2025-02-12T01:46:33","date_gmt":"2025-02-11T22:46:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=112419"},"modified":"2025-02-12T02:58:07","modified_gmt":"2025-02-11T23:58:07","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-iyo-dib-u-heshiisinta-cali-yuusuf-cali-xoosh-oo-ku-baaqey-in-loo-midoobo-dagaalka-argagixisada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/02\/wasiirka-arrimaha-gudaha-iyo-dib-u-heshiisinta-cali-yuusuf-cali-xoosh-oo-ku-baaqey-in-loo-midoobo-dagaalka-argagixisada\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib u Heshiisinta Cali Yuusuf Cali Xoosh oo ku Baaqey in loo Midoobo Dagaalka Argagixisada,"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa\u00a0 bogaadiyay dagaalka ka dhan ah Daacish ee ciidamada Puntland ka wadaan Buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari.<\/p>\n<p>Wasiir Cali Xoosh ayaa sheegay in Daacish qatar weyn ku tahay jiritaanka bulshaweynta Soomaaliyeed, islamarkaana waajib tahay in lala dagaalamo oo la garab istaago ciidamada maamulka Puntland.<\/p>\n<p>\u201cDaacish waa koox kasoo farcantey fikrado xagjir ah oo kasoo bilowday wadamo kale, waa koox khatar caalami ah oo soo dhibaateysay bulshooyin badan oo caalamka ah, dalal badan ayaa looga soo adkaadey, balse dagaalkani wuxuu noqon doonaa meeshi ugu dambeysay oo lagu jebiyo kooxdan xagjirka ah\u201d ayuu yiri Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya Cali Xoosh.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale ku baaqay in meel la iska dhigo Khilaafka Siyaasadeed si loogu guuleysto dagaalka lagula jiro kooxda Daacish ee ka socda dhulka buuraleyda ah ee gobolka Bari.<\/p>\n<p>\u201cKooxdaan waa inaan la dhayalsan hoosna loo dhigin khatartooda, waxaa lagama maarmaan ah iskaashi, wadajir, iyo midnimo Qaran. Waa in laga dheeraado khilaafaadka siyaasadeed iyo wax kasta oo bulshadda kala qeybinkara, lagana shaqeeyo abuuridda jawi midnimo, si looga guul gaaro dagaalka Daacish&#8221; ayuu yiri Wasiir Cali Xoosh.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale xusay Wasiir Cali Xoosh inuu soo dhaweeynayo baaqii uu maalmo ka hor uu jeediyay Madaxweynaha Puntland ee ku aadana in laga wada qeyb qaato dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan soo dhoweynayaa baaqii madaxweynaha Puntland ee ku aadanaa in laga wada qeybqaato la dagaalanka kooxdan Daacish, waana mid u baahan in si wadajir ah looga dhabeeyo\u201d ayuu yiri Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya Cali Yuusuf Cali Xoosh.<\/p>\n<p>Hadalka Wasiirka Wasaarada arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa kusoo aadaya, iyadoo ciidamada Puntland dagaalo xoogan kula jiraan todobaadyadii lasoo dhaafay kooxda Daacish, waxaana xusid mudan in dagaaladaas ciidamada Puntland ka gaareen guulo waa weyn oo la taaban karo.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa\u00a0 bogaadiyay dagaalka ka dhan ah Daacish ee ciidamada Puntland ka wadaan Buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari. Wasiir Cali Xoosh ayaa sheegay in Daacish qatar weyn ku tahay jiritaanka bulshaweynta Soomaaliyeed, islamarkaana waajib tahay in lala dagaalamo oo la garab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":112420,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-112419","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112419","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112419"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112419\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112446,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112419\/revisions\/112446"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112420"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112419"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112419"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112419"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}