{"id":11241,"date":"2012-12-29T18:17:19","date_gmt":"2012-12-29T15:17:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11241"},"modified":"2012-12-29T18:17:19","modified_gmt":"2012-12-29T15:17:19","slug":"ciidamada-dalka-burindi-ee-ku-hawlgala-magaca-amisom-oo-marka-ka-bilaabey-baaritaano-amniga-lagu-sugayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/ciidamada-dalka-burindi-ee-ku-hawlgala-magaca-amisom-oo-marka-ka-bilaabey-baaritaano-amniga-lagu-sugayo\/","title":{"rendered":"Ciidamada dalka burindi ee ku hawlgala magaca Amisom oo marka ka bilaabey baaritaano amniga lagu sugayo.."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada dalka burundi ee Amisom ayaa baaritaano ka bilaabey magaalada marka xarunta gobolka sh\/hoose,kuwaasoo marka ku sugnaa in mudda ah,tan iyo intii ay baneeyeen dagaalyahanada alshabaab.<\/p>\n<p>Ciidamada burundi ayaa qeyb ka ah kuwa huwanta isbaheysatada soomaaliya,isla markaana ka anshax wanaagsan kuwa uganda,waxeyna qeyb u heleen gobolka sh\/hoose,isla markaana mar hadii ay hawlgaladan bilaabeen ayaa la filayaa in ay la kulmaan weeraro kudhufo oo ka dhaqaaq,weeraradaasoo markii hore ku wajahnaa ciidamada dawlada soomaaliya.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee ay ciidamada brundi fatashaad iyo baaritaano,taas oo keeni doonta jawi ka bedelan kii hore loogu yiqiin marka waana hawl cusub oo ay go&#8217;aansadeen ciidamada AMISOM ee kusugan dalka soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dalka burundi ee Amisom ayaa baaritaano ka bilaabey magaalada marka xarunta gobolka sh\/hoose,kuwaasoo marka ku sugnaa in mudda ah,tan iyo intii ay baneeyeen dagaalyahanada alshabaab. Ciidamada burundi ayaa qeyb ka ah kuwa huwanta isbaheysatada soomaaliya,isla markaana ka anshax wanaagsan kuwa uganda,waxeyna qeyb u heleen gobolka sh\/hoose,isla markaana mar hadii ay hawlgaladan bilaabeen ayaa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11241","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11241","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11241"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11241\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11246,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11241\/revisions\/11246"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11241"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11241"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11241"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}