{"id":11209,"date":"2012-12-27T00:41:42","date_gmt":"2012-12-26T21:41:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11209"},"modified":"2012-12-27T00:41:42","modified_gmt":"2012-12-26T21:41:42","slug":"baarlamaanka-soomaaliya-oo-celiyey-qorshaha-miisaaniyada-wasaarada-maaliyadu-ku-talo-gashey-sanadka-2013ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-celiyey-qorshaha-miisaaniyada-wasaarada-maaliyadu-ku-talo-gashey-sanadka-2013ka\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka soomaaliya oo celiyey qorshaha miisaaniyada wasaarada maaliyadu ku talo gashey sanadka 2013ka."},"content":{"rendered":"<p>Baarlamaanka soomaaliya ayaa celiyey qorshe miizaaniyadeedka ay soo diyaarisey wasaarada maaliyada soomaaliya,iyagoo xubnaha baarlamaanku sheegey in aysan aqbali karin miisaaniyadan maadaama qorshaha jaantuuska aysan ku cadeyn miisaaniyada ciidamada xoga dalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Xubnaha baarlamaanka ayaa sidoo kale sheegey in aan la soo qorsheyn qorshe ku aadan adeega bulshada halka ay tilmaameen in ay saa&#8217;id tahey miizaaniyada wasaaradaha qaarkood madaxtooyada xafiiska ra&#8217;iisalwasaaraha iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee baarlamaanku celiyo qorshe ay la timid xukuumada dr saacid,waxeyna muujiyeen in ay waxoogaa soo baranayaan marka loo eego baarlamaanadii hore loo soo arkey kumeelgaarkii la soo dhaafey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka soomaaliya ayaa celiyey qorshe miizaaniyadeedka ay soo diyaarisey wasaarada maaliyada soomaaliya,iyagoo xubnaha baarlamaanku sheegey in aysan aqbali karin miisaaniyadan maadaama qorshaha jaantuuska aysan ku cadeyn miisaaniyada ciidamada xoga dalka soomaaliya. Xubnaha baarlamaanka ayaa sidoo kale sheegey in aan la soo qorsheyn qorshe ku aadan adeega bulshada halka ay tilmaameen in ay saa&#8217;id tahey miizaaniyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11209","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11209","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11209"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11209\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11215,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11209\/revisions\/11215"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11209"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11209"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11209"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}