{"id":11199,"date":"2012-12-26T23:44:32","date_gmt":"2012-12-26T20:44:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11199"},"modified":"2012-12-26T23:44:32","modified_gmt":"2012-12-26T20:44:32","slug":"ciidamada-booliska-amisom-sheegta-iyo-kuwo-soomaali-ah-oo-hawlgallo-ka-fuliyey-degmada-xweyne-ee-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/ciidamada-booliska-amisom-sheegta-iyo-kuwo-soomaali-ah-oo-hawlgallo-ka-fuliyey-degmada-xweyne-ee-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Ciidamada booliska amisom sheegta iyo kuwo soomaali ah oo hawlgallo ka fuliyey degmada x\/weyne ee gobolka banaadir."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo wata dabaabaadka dagaalka sheegteyna in ay yihiin boliska amisom iyo kuwo soomaali ah ayaa hawl gallo ka fuliyey degmada x\/weyne ee gobolka banaadir.<\/p>\n<p>Ciidamadan isku darka ah ayaa qab qabtey rag gaaraya labaataneeyo kuwaasoo lagu eedeeyey in ay ku lug lahaayeen isbaarooyin si qarsoodi ah u dhex yiil degmada x\/weyne,ciidamadan lagu sheegey boliska ahna kuwo shisheeye ah ayaa sumcad xumo ku ah booliska soomaaliya maadaama ay ku filaanwaayeen hawlihii loo igmadey.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee ciidamada shisheeye ay hawl gallo ka sameeyaan arrimaha gudaha caasimada muqdisho,gudoomiyaha degmada x\/weyne c\/hi ibraahim sahal gardhuub ayaa hawshan soo dhaweeyey codsadeyna in la joogteeyo hawlgalada nuucan oo kale ah taasoo u muuqata in uu qaati ka taagnaa niman ay isku heyb yihiin oo aan amarka degmada u hugaansameyn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo wata dabaabaadka dagaalka sheegteyna in ay yihiin boliska amisom iyo kuwo soomaali ah ayaa hawl gallo ka fuliyey degmada x\/weyne ee gobolka banaadir. Ciidamadan isku darka ah ayaa qab qabtey rag gaaraya labaataneeyo kuwaasoo lagu eedeeyey in ay ku lug lahaayeen isbaarooyin si qarsoodi ah u dhex yiil degmada x\/weyne,ciidamadan lagu sheegey boliska ahna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11199","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11199","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11199"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11199\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11211,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11199\/revisions\/11211"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11199"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11199"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11199"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}