{"id":111963,"date":"2025-01-27T00:23:06","date_gmt":"2025-01-26T21:23:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=111963"},"modified":"2025-01-27T00:49:11","modified_gmt":"2025-01-26T21:49:11","slug":"abaabulkii-ugu-darnaa-ee-dagaalka-al-shabaab-oo-dawladda-federalku-ka-waddo-gobolada-hiiraan-iyo-shabeelaha-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2025\/01\/abaabulkii-ugu-darnaa-ee-dagaalka-al-shabaab-oo-dawladda-federalku-ka-waddo-gobolada-hiiraan-iyo-shabeelaha-dhexe\/","title":{"rendered":"Abaabulkii ugu Cuslaa ee Dagaalka Al-shabaab oo Dawladda Federalku ka waddo Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe."},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe, Taliyaha ciidanka Dhulka Sahal Cabdullaahi Cumar iyo Ergeyga madaxweynaha u qaabilsan ciidanka Macawisleyda Cali Jeyte Cismaan ayaa abaabulkii ugu dambeeyay ee howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ka wada gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Masuuliyiintaan oo maalmahii lasoo dhaafay ku sugnaa furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan nawaaxiga degmada Buula burte ee gobolka Hiiraan ayaa ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka u sheegay iney u diyaar garoobaan dagaalka Al-shabaab looga xureynayo qeybaha ay ka joogaan Hiiraan.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe oo furimaha hore ee dagaalka kula hadlay ciidamada iskaashanaya ayaa sheegay in la joogo waqtigii lasoo afjari lahaa Al-shabaab.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa la idinka doonaya inaad qeyb muhiim ah ka qaadataan dagaalka lagu xorreynayo dalka, waxaa lagama maarmaan ah inaan iska qabano dadka ku dhexjira Al-shabaab ee anagana nagu dhexjira, waxaan rabna cadawga inaan meelaha uu joogo ugu tagno, kuwa dhibaatada ay ku hayaana aad ka xureysan&#8221; ayuu yiri Taliyaha Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka Dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Sahal Cabdullaahi Cumar oo dhankiisa la hadlay ciidamada is garabsanaya ayaa sheegay in dowladda ay diyaarisay wax walba oo ku baxaya sidii dalka looga xureyn lahaa Al-shabaab.<\/p>\n<p>\u201cMaanta fursad baad haysataan, shalay hawshii billaabatay oo xoogaa hakatay darteed cadowga waa soo duulay oo soo noqday, maanta waxaa fursad ah Dowladdii Soomaaliyeed, Ciidankii xoogga dalka iyo Nabad sugidda dhamaan garabkiina la yahay, waxaana diyaar u nahay haddaad Saad,Hub, Rasaas iyo wax kasto oo ku baxayo nimankaas Khawaarijta dalka looga saarayo\u201d ayuu yiri Taliyaha ciidanka Dhulka Sahal Cabdullaahi Cumar.<\/p>\n<p>Ergeyga madaxweynaha u qaabilsan ciidanka Macawiisleyda Cali Jeyte Cismaan ayaa dhankiisa faray ciidamada in laga sugayo guulo la taaban kara iney kasoo hoyaan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ee markale dib uga bilaabanaya Hiiraan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii abaabulka masuuliyiintaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo bilowgii bishan Janaayo guud ahaan amniga gobolka Hiiraan lagu wareejiyay lagu wareejiyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe, Taliyaha ciidanka Dhulka Sahal Cabdullaahi Cumar iyo Ergeyga madaxweynaha u qaabilsan ciidanka Macawisleyda Cali Jeyte Cismaan ayaa abaabulkii ugu dambeeyay ee howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ka wada gobolka Hiiraan. Masuuliyiintaan oo maalmahii lasoo dhaafay ku sugnaa furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan nawaaxiga degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":111964,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-111963","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111963","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=111963"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111963\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":111975,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/111963\/revisions\/111975"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/111964"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=111963"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=111963"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=111963"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}