{"id":11182,"date":"2012-12-25T03:01:26","date_gmt":"2012-12-25T00:01:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11182"},"modified":"2012-12-25T03:01:26","modified_gmt":"2012-12-25T00:01:26","slug":"sh-cali-maxamed-xuseen-sh-cali-jamal-wakiilka-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-iclaamiyey-dagaal-cusub-oo-ka-dhan-ah-huwanta-taageerta-dawlada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/sh-cali-maxamed-xuseen-sh-cali-jamal-wakiilka-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-iclaamiyey-dagaal-cusub-oo-ka-dhan-ah-huwanta-taageerta-dawlada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Sh cali maxamed xuseen sh cali jamal wakiilka alshabaab ee gobolka banaadir oo iclaamiyey dagaal cusub oo ka dhan ah huwanta taageerta dawlada soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Shekh cali maxamed xuseen sh\/cali jamal wakiilka gobolka banaadir ee xarakada alshabaab ayaa iclaamiyey dagaal cusub oo lagu qaado huwanta taageerta dawlada soomaaliya.<\/p>\n<p>Sh\/cali jamal oo ah nin af iyo adin ku dagaalama ayaa hore looga qaadey gobolka banaadir iyadoo xarakada alshabaab heysata inta badan gobolka banaadir,kadibna markii laga qabsadey usoo magacawdey mar labaad gobolka banaadir isagoo hadalkiisu u ekaa in hada iyo koow uu rabo in uu gobolka banaadir ka qabsado ciidamada isbaheystey iyo kuwa dawlada ayuu af labadi yeerey isagoo dadka ku booriyey in ay dagaalamaan oo jidadka gooyaan si aysan gaaladu isugu gurman waa sida uu hadalka u yiriye.<\/p>\n<p>Sh\/cali jamal ayaa loo arkaa hada nin maamulkiisi ay u darsatey xarakada alshabaab maadaama uu wax badan ka qabtey intii uu gobolka banaadir ku magacawnaa,balse nasiib daro la arkey mar qura meelihii ay ka ariminayeen oo haawanaya iyadoon awood looga saarin taas oo dad badan ula muuqatey in uu jiro khilaaf u dhaxeeyey madaxda xarakada alshabaab waqtigaas ay ka baxayeen degmooyinka gobolka banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shekh cali maxamed xuseen sh\/cali jamal wakiilka gobolka banaadir ee xarakada alshabaab ayaa iclaamiyey dagaal cusub oo lagu qaado huwanta taageerta dawlada soomaaliya. Sh\/cali jamal oo ah nin af iyo adin ku dagaalama ayaa hore looga qaadey gobolka banaadir iyadoo xarakada alshabaab heysata inta badan gobolka banaadir,kadibna markii laga qabsadey usoo magacawdey mar labaad gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11182","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11182","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11182"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11182\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11188,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11182\/revisions\/11188"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11182"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11182"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11182"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}