{"id":11140,"date":"2012-12-21T21:28:39","date_gmt":"2012-12-21T18:28:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11140"},"modified":"2012-12-21T21:28:39","modified_gmt":"2012-12-21T18:28:39","slug":"madaxweynaha-jamhuuriyada-federalka-soomaaliya-prof-xasan-sheekh-maxamuud-oo-nairobi-u-ambabaxey-si-nabad-ahna-ku-gaarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/madaxweynaha-jamhuuriyada-federalka-soomaaliya-prof-xasan-sheekh-maxamuud-oo-nairobi-u-ambabaxey-si-nabad-ahna-ku-gaarey\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha jamhuuriyada federalka soomaaliya prof. Xasan sheekh maxamuud oo nairobi u ambabaxey si nabad ahna ku gaarey&#8230;.\/"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne xasan sheekh maxamuud ayaa maanta ka degey dalka kenya magaalada nairobi,madaxweynaha ayaa la filayaa in uu kala hadlo arimaha labada dal oo xiriirkoodu sii xumaanayo,sida soomaalida oo la yiri waa in ay xeryaha qaxootiga galaan,arrimaha jubooyinka iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa socdaalkiisu qorsheysnaa in mudo ah taas oo ay dawlada kenya ka warwareegeysey,waxaana lagu soo waramayaa in m\/weyne xasan sheekh ay kulmeen dhigiisa kenya mawai kipaki iyagoo ka wada hadley arimaha aan kor kusoo sheegney.<\/p>\n<p>Wax war ah oo kasoo baxey wali ma jiraan,waana safarkii todobaad ee uu galo m\/weyne xasan sheekh,waana safarki ugu horeeyey ee uu kenya ku tago,sidaas awgeed waxaa safarka ku wehliya madax sar sare oo dawlada ka tirsan sida agaasimaha nabadsugida qaranka axmed macalim fiqi iyo kuwo kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne xasan sheekh maxamuud ayaa maanta ka degey dalka kenya magaalada nairobi,madaxweynaha ayaa la filayaa in uu kala hadlo arimaha labada dal oo xiriirkoodu sii xumaanayo,sida soomaalida oo la yiri waa in ay xeryaha qaxootiga galaan,arrimaha jubooyinka iyo kuwo kale. Madaxweynaha ayaa socdaalkiisu qorsheysnaa in mudo ah taas oo ay dawlada kenya ka warwareegeysey,waxaana lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11140","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11140","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11140"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11146,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11140\/revisions\/11146"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}