{"id":1114,"date":"2011-06-01T18:47:57","date_gmt":"2011-06-01T18:47:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1114"},"modified":"2011-06-01T18:47:57","modified_gmt":"2011-06-01T18:47:57","slug":"ciidamada-dowladda-oo-tuhuno-fara-badan-soo-kala-dhex-galay-ka-dib-weerarkii-istish-haadiyada-iyo-qasaaraha-weerarkaasi-oo-isa-soo-taraya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/ciidamada-dowladda-oo-tuhuno-fara-badan-soo-kala-dhex-galay-ka-dib-weerarkii-istish-haadiyada-iyo-qasaaraha-weerarkaasi-oo-isa-soo-taraya\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dowladda Oo Tuhuno Fara Badan Soo Kala Dhex Galay Ka Dib Weerarkii Istish Haadiyada Iyo Qasaaraha Weerarkaasi Oo Isa Soo Taraya."},"content":{"rendered":"<p dir=\"ltr\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/TFG-soldiers1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1118\" title=\"TFG-soldiers\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/TFG-soldiers1.jpg\" alt=\"\" width=\"223\" height=\"167\" \/><\/a>Saakey ayaa magaalada muqdisho waxaa lagu arkayey gawaari dagaal oo ay saaranyiihiin ciidamada ps-ta ee u shaqeeya mareykanka kuwaas oo qabqabanayey ciidamada liita ee wata magaca milateriga iyo boliska somalida iyadoo laga maqlayey meelaha qaar rasaas ay is weydaarsanayeen waxaana 24kii sac ee la soo dhaafey muqdisho lagu diley ku dhawaad 5 askeri oo wata qoryahoodii waxaana arintani ay ka danbeysey ka dib markii labo dhalinyaro ah oo ka tirsan mujaahidiinta alshabaab oo sida la sheegey watey direyska ciidamda ay weerareen xarumaha ay ciidamada shisheeye ka samaysteen meelo ka mid ah magaalada muqdisho.<\/p>\n<p>Qasaaro ka dhashay weerar istish haadiyo ah oo ay ciidamada mujahidiinta al shabaab ku ekeyeen fariisimo ciidamada shisheeye ay lahayeen oo isa soo taraya.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Ilo wareedyo ay heshay wakaalada wararka soomaaliyeed ayaa sheegaya in qasaaro xoogan u ka soo gaaray ciidamada shisheeye weerar istish haadiyo oo ay ciidamada mujaahidiinta al shabaab ku qaadeyn fariisimo ay shisheeyaha ciidamadooda ku la haayeen wadada maka almukarama ee magaalada muqdisho.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyadani ay heshay wakaalada wararka soomaaliyeed in kabadan 10-ka tirsan askarta shisheeye ayaa ku baqtisay halka labaatameyana ay kaga dhawacmeyn weerar istish haadiyo ah oo ay fuliyeen dhalinyaro naftood hurayaal ah oo ka tirsan mujahidiinta al shabaab oo dagaalada kula jira askarta shisheeye ee ku sugan magaalada muqdisho iyo kuwa tfg-da.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Weerarkan istish haadiyada ah ee ay ciidamada mujaahidiinta al shabaab ku qaadeyn askartani shisheeye ee fariisinta ciidan ku lahaa wadada maka almukarama ee magaalada muqdhisho ayaa waxa uu ka dambeeyay weeraro si wada jir ah ay ciidamada shisheeye iyo kuwa tfg-da ay ugu qaadeyn suuqa weyn ee bakaaraha halkaasi oo ay taalo hanti aad u farabadan oo ay leeyihiin ganacsato<\/p>\n<p dir=\"ltr\">soomaaliyo iyadoona weeraradooda ay barbar socdeyn duqeymo jogta ah oo ay u geystaan suuqa weyn ee bakaaraha waxaana masuuliyiin u hadashay mujaahidiinta al shabaab ay u balan qadeyn shacabka walaalahood ee muslimiinta ah in ay si deg deg ah ugu aar gudi doonaan gumaadka jogtada ah ee ay ciidamada shisheeye u geystaan.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u3000<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"color: #ff0000;\"><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Mogadishu Office<\/p>\n<p dir=\"ltr\">+25-26-15514953<\/p>\n<p><\/span><\/em><\/strong><strong><span style=\"color: #0000ff;\"><strong><span style=\"color: #0000ff;\">(<a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><span style=\"color: #0000ff;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saakey ayaa magaalada muqdisho waxaa lagu arkayey gawaari dagaal oo ay saaranyiihiin ciidamada ps-ta ee u shaqeeya mareykanka kuwaas oo qabqabanayey ciidamada liita ee wata magaca milateriga iyo boliska somalida iyadoo laga maqlayey meelaha qaar rasaas ay is weydaarsanayeen waxaana 24kii sac ee la soo dhaafey muqdisho lagu diley ku dhawaad 5 askeri oo wata [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1114","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1114","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1114"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1114\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1120,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1114\/revisions\/1120"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}