{"id":11132,"date":"2012-12-20T22:31:13","date_gmt":"2012-12-20T19:31:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11132"},"modified":"2012-12-20T22:31:13","modified_gmt":"2012-12-20T19:31:13","slug":"waxaa-sii-kordhaya-khasaaraha-dhimasho-iyo-dhaawac-ka-dhashey-dagaal-ka-dhacey-gudaha-magaalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/waxaa-sii-kordhaya-khasaaraha-dhimasho-iyo-dhaawac-ka-dhashey-dagaal-ka-dhacey-gudaha-magaalada-kismaayo\/","title":{"rendered":"Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ka dhashey dagaal ka dhacey gudaha magaalada kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashey dagaal u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan isbaheysiga dhawaan ku habsadey kismaayo  waxaana la soo sheegayaa in dhimasho iyo dhaawac ay gaarayaan ilaa 15 ruux oo ka wada tirsan dhinacyadii ku ku dagaalamey.<\/p>\n<p>C\/naasir seeraar oo sheegtey in uu maamulka kismaayo ka tirsanyahey ayaa sheegey in ay la dagaalameen rag ama shaqsiyaad isbaaro dhigtey magaalada dhexdeeda,waxaana la sheegeyaa in ciidamada kenyaanku ay fiirsanayaan ayna maamulka kismaayo ku xiranyahey nairobi kismaayana ay u egtahey mid u janjeerta dhanka kenya halka dawlada federalka uu hugaamiyo m\/weyne gurguurte uu gabey ka hadalka qadiyada jubooyinka.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee ay dhexdooda ku dagaalamaan ciidamada isbaheysiga wada ahaa kuwaasoo gacanta loo geliyey kismaayo,iyadoo ay horkacayaan kuwa sheegta in ay kamid yihiin ciidamada la baxey magaca Amisom kuwaasoo aan ka amar qaadan ninka xukuma amisom balse si toos ah uga amar qaata ciidamada kenya iyo saraakiisha wasaarada gaashaan dhiga kenya,halka ay dawlada federalka uu hugaamiyo m\/weyne gurguurte uu gabey ka hadalka qadiyada gobolada jubbooyinka.<\/p>\n<p>Xaalada kismaayo ayaa lagu soo waramayaa in ay tahey caadi iyadoo uu jiro abaabul hoose iyo colaad u eg hab qabali ah,waxaana dhici kara in wajiyo cusub oo aan hada muuqan in dagaaladani la soo baxaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashey dagaal u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan isbaheysiga dhawaan ku habsadey kismaayo waxaana la soo sheegayaa in dhimasho iyo dhaawac ay gaarayaan ilaa 15 ruux oo ka wada tirsan dhinacyadii ku ku dagaalamey. C\/naasir seeraar oo sheegtey in uu maamulka kismaayo ka tirsanyahey ayaa sheegey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11132","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11132","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11132"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11132\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11138,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11132\/revisions\/11138"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11132"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11132"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11132"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}