{"id":11114,"date":"2012-12-20T02:10:09","date_gmt":"2012-12-19T23:10:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11114"},"modified":"2012-12-20T02:10:09","modified_gmt":"2012-12-19T23:10:09","slug":"dawlada-mweyne-prof-xasan-sheekh-maxamuud-gurguurte-oo-jirsatey-100-maalmoodwax-qabkeeda-iyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/dawlada-mweyne-prof-xasan-sheekh-maxamuud-gurguurte-oo-jirsatey-100-maalmoodwax-qabkeeda-iyo\/","title":{"rendered":"Dawlada m\/weyne prof. Xasan sheekh maxamuud gurguurte oo jirsatey 100 maalmood\/wax qabkeeda iyo&#8230;&#8230;"},"content":{"rendered":"<p>Tan iyo markii lagu dhawaaqey xafiiskana loo dhaariyey m\/weyne prof xasan sheekh maxamuud gurguurte ayaa boqol jirsatey,iyadoo ay dad badani isweydiinayaan waxyaabaha la dhihi karo wey qabatey amase dhanka kale la dhihi karo waxba ma qaban.<\/p>\n<p>M\/weyne xasan sheekh iyo hugaamintiisa boqolka maalin jirta ayaa waxey inta badan ku dhamaatey dhisida hey&#8217;adda fulinta sida ra&#8217;iisalwasaaraha,wasiirada,iyo wasiir kuxigeenada oo aan wali baarlamaanka la horgeyn isla markaana aan la ansixin,madaxweynuhu wuxuu kaloo sameeyey boqolka maalmood labo safar oo dalka gudihiisa ah iyo afar safar oo debedda ah,inta goor ee uu warbaahinta la hadley lagama hayo hadal qiiro iyo wadaniyad leh marka laga reebo isbaaro ma jiri karto iyo ninkii kufsi geysta waa la toogahaa,wuxuu u nacamleeyaa dawlado aan wanaaga soomaaliya rebin,wuuna u tacsiyadeeyaa,wuxuu isku soo laabey shacab hore loo barakiciyey sida isagoo ku qamaamey guryaha dawlada kumeelgaarka loo degenaa,kadare ayaa loo bixiyey jiho uu abaaro ayuuna garan la&#8217;yahey,shaqada ra&#8217;iisalwasaaraha isaga ayaa qabta mana ogola in lala shaqeeyo aamin daro ku jirta awgeed.<\/p>\n<p>M\/weyne xasan sheekh wuxuu mar ka hadley dadkuna soo dhaweeyeen dhuxusha jubooyinka ugu danbeyna lama yaqaan waxa uu ku bedeshey in la dhaafo dhirta iyo dhoofinta dhuxusha hadana si xawli ah ayey u gubaneysaa,wuxuu ku dhiiran waayey in uu yiraa wasiirkiisa arrimaha gudaha u dhis maamul kumeel gaar ah gobolada aan maamulka laheyn ee laga xoreeyey alshabaab,isku soo wada xooriyoo waa nin u jajaban dawladaha dariska ah shacabkuna ay u yihiin ardey fasal ugu jirta oo uu fiiga ka urursado,waxaana la odorasayaa in aanu aheyn nin dalka ka gudbin kara marxalada adag ee dalku marayo,dadkuna inta badan waxey u diyaar garoobeen afar sano oo shacabku khasaareen hadii aanu is bar qaban oo qardajeexa ka noqon,talada uusan dadka wax kasiin,danyarta aan laga duceysan dadka la barakicinayo,amniga iyo kalsoonida aan la soocelin,xisbi kumuu imaane aanu dhaafin gacan togaaleyska iyo damul jadiidka uu baadi goobayo.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntiina waxaa la saadaalinayaa boqolka maalin ee ku xigta boqolkan hadii ay sidan ku socoto kacdoon ayaa imaan doona dadkuna taladooda wey soo ceshen doonaan insha allaah ayuu qoraha qaadaa dhiguhu kusoo ururiyey qoraalkiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tan iyo markii lagu dhawaaqey xafiiskana loo dhaariyey m\/weyne prof xasan sheekh maxamuud gurguurte ayaa boqol jirsatey,iyadoo ay dad badani isweydiinayaan waxyaabaha la dhihi karo wey qabatey amase dhanka kale la dhihi karo waxba ma qaban. M\/weyne xasan sheekh iyo hugaamintiisa boqolka maalin jirta ayaa waxey inta badan ku dhamaatey dhisida hey&#8217;adda fulinta sida ra&#8217;iisalwasaaraha,wasiirada,iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11114","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11114","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11114"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11114\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11130,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11114\/revisions\/11130"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}