{"id":11112,"date":"2012-12-18T20:42:54","date_gmt":"2012-12-18T17:42:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11112"},"modified":"2012-12-19T02:52:24","modified_gmt":"2012-12-18T23:52:24","slug":"hayadaha-qm-wafdi-ka-socota-oo-maanta-gaaray-magaalada-marka-ee-xarunta-gsh-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/hayadaha-qm-wafdi-ka-socota-oo-maanta-gaaray-magaalada-marka-ee-xarunta-gsh-hoose\/","title":{"rendered":"Wafdi Ka Socota Hay&#8217;addaha QM Oo Maanta Gaaray Magaalada Marka"},"content":{"rendered":"<p>Wafdigaan oo ka kala socday Hay\u2019ado ay kamid yihiin UNDP,UNICEF,UN-OCHa iyo Saraakiil kale ayaa waxa ay diyaarado helocopters ah ku tageen deegaanka Shalaanbod halkaas oo looga qaaday gaadiidgeeyay Xarunta Gobolka Shabeellada Hoose ee Marka.<\/p>\n<p>Xubnaha wefdiga ayaa waxa ay Magaalada Marka kula kulmeen masuuliyiinta Maamulka Gobolka,Saraakiisha Ciidamada iyo dadweyne kuwasaoo ay kala hadleen xaaladaha bani\u2019aadaninimo ee ka taagan guud ahaa Gobolka iyo sidii ay Hay\u2019adaha QM xafiisyadooda dib uga furan lahaayeen.<\/p>\n<p>Sidoo kale Masuuliyiin ka tirsan hay\u2019adaha QM ee maanta tagay Marka ayaa ballan qaaday in ay si dhaqso ah uga bilaabi doonaan Magaaladaasi Howlo samafal ah si loo caawiyo dadka dhibaateysan.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Shabeellada hoose ayaa masuuliyiin u hadashay waxa ay xaqiijiyeeninay si weyn uga qeybqaadan doonaan ilaalinta xuquuqda Aadanaha islamarkaana ay soo celinayan adeegyadii Bulshada waxa ayna ka dalbadeen Hay\u2019adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya Samafalka inay u gurmadaan Dadweynaha ku nool Gobolka shabeellada Hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdigaan oo ka kala socday Hay\u2019ado ay kamid yihiin UNDP,UNICEF,UN-OCHa iyo Saraakiil kale ayaa waxa ay diyaarado helocopters ah ku tageen deegaanka Shalaanbod halkaas oo looga qaaday gaadiidgeeyay Xarunta Gobolka Shabeellada Hoose ee Marka. Xubnaha wefdiga ayaa waxa ay Magaalada Marka kula kulmeen masuuliyiinta Maamulka Gobolka,Saraakiisha Ciidamada iyo dadweyne kuwasaoo ay kala hadleen xaaladaha bani\u2019aadaninimo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11112","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11112","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11112"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11112\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11120,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11112\/revisions\/11120"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}