{"id":11110,"date":"2012-12-18T20:35:14","date_gmt":"2012-12-18T17:35:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11110"},"modified":"2012-12-19T03:00:44","modified_gmt":"2012-12-19T00:00:44","slug":"midowga-africa-xafiikoodii-soomaaliya-oo-muqdisho-u-soo-guuraya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/midowga-africa-xafiikoodii-soomaaliya-oo-muqdisho-u-soo-guuraya\/","title":{"rendered":"Midowga Africa Xafiikoodii Soomaaliya Oo Muqdisho U Soo Guuraya"},"content":{"rendered":"<p>Annadif Mohamat Salah.Ergayga Midowga Africa u soo magacaabeen Soomaaliya  Xassan Shiikh Maxamuud Madaxweynaha J.F Soomaaliya ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Mr.Annadif Mohamat Salah Oo Ah ergayga cusub ee Midowga Africa u magacaabeen arrimaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Danjire Annadif Mohamat Salah ayaa u sheegay madaxweynaha in uu ku shaqeyn doono magaalada Muqdisho xafiiskiisana halkaas u soo rari doono sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo abxay xafiiska madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud Gur Guurte.<\/p>\n<p>Mr.xasan Sh.Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ayaa soo dhaweeyay guurista xafiiska Midowga Afrika kuna tilmaamay , talaab muhiim ah oo qeyb ka ah hor u socodka Soomaaliya. Halkaasna uga baaqay ururada kale ee caalamiga ah in xafiisyadooda ka furtaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxa Uu Danjire Salah sheegay in ay diyaar u yihiin in ay dawladda kala shaqeeyaan sidii loo hirgelin lahaa lixda tiir ee ku qoran barnaamijka dawladda kuwaas oo asaas u ah Soomaaliya oo hagaagto.<\/p>\n<p>Mr.Salah ayaa dhawaan AU u soo magacaabeen arrimaha Soomaaliya waxa uuu dhashey dalka Chad, waxaana uu xafiiska kala wareegay Ambassador Boubacar Gaoussou Diarra.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Annadif Mohamat Salah.Ergayga Midowga Africa u soo magacaabeen Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud Madaxweynaha J.F Soomaaliya ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Mr.Annadif Mohamat Salah Oo Ah ergayga cusub ee Midowga Africa u magacaabeen arrimaha Soomaaliya. Sidoo Kale Danjire Annadif Mohamat Salah ayaa u sheegay madaxweynaha in uu ku shaqeyn doono magaalada Muqdisho xafiiskiisana halkaas u soo rari [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11110","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11110","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11110"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11110\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11122,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11110\/revisions\/11122"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11110"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11110"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11110"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}