{"id":11107,"date":"2012-12-18T20:23:18","date_gmt":"2012-12-18T17:23:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11107"},"modified":"2012-12-19T03:09:39","modified_gmt":"2012-12-19T00:09:39","slug":"mr-khaliif-ereg-oo-iska-fogeyay-nin-shalay-lagu-dilay-suuqa-bakaaraha-inuu-ka-tirsanaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/mr-khaliif-ereg-oo-iska-fogeyay-nin-shalay-lagu-dilay-suuqa-bakaaraha-inuu-ka-tirsanaa\/","title":{"rendered":"Mr.Khaliif Ereg Oo Iska Fogeyay Nin Shalay Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha Inuu Ka Tirsanaa."},"content":{"rendered":"<p>Khaliif Axmed Ereg Taliyaha Nabadsugida gobolka Banaadir ayaa sheegay in ninka ladilay aanu ka tirsan Nabadsugida, isla markaana wax xil ah aanu u heyn Hay&#8217;adda.<\/p>\n<p>&#8220;Mr.Ereg &#8220;Ninkaas markii hore Shabaab ayuu ka tirsanaa, wuxuu isu soo dhiibay Hey&#8217;adda Nabadsugida, wuxuu ku xareysnaa xaruntii loogu tala galay, run ahaantii nin dhalinyaro ayuu ahaa, oo ogaaday in nimankaas ay dad xun yihiin, fikirkiisa iyo maskaxdiisa ayuu isku soo dhiibay&#8221;ayuu yiri Khaliif Axmed Ereg Oo Ah Taliyaha Ciidamada Hey&#8217;addaasi Ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Mudane Ereg ayaa meesha ka saaray in wax xil ah uusan haynin ninka la dilay, isagoo tilmaamay in aanu taliye u aheyn, isla markaana dadkii mas&#8221;uuliyiinta ka ahaa degmada Howlwadaag ay nool yihiin.<\/p>\n<p>Nin Lagu sheegay in uu Ka Tirsanaa saraakiisha nabad sugida Laguna Magacaabo Aflow Ayaa Maalinkii Shalay Rag bastoolado ku hubeysan ay ku dileen wadada labaad ee suuqa bakaaraha Iyadoona Ay Madaxda Nabad Sugida Ka Soo Horjeesteen Inuu Iyaga Ka Tirsanaa. <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khaliif Axmed Ereg Taliyaha Nabadsugida gobolka Banaadir ayaa sheegay in ninka ladilay aanu ka tirsan Nabadsugida, isla markaana wax xil ah aanu u heyn Hay&#8217;adda. &#8220;Mr.Ereg &#8220;Ninkaas markii hore Shabaab ayuu ka tirsanaa, wuxuu isu soo dhiibay Hey&#8217;adda Nabadsugida, wuxuu ku xareysnaa xaruntii loogu tala galay, run ahaantii nin dhalinyaro ayuu ahaa, oo ogaaday in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11107","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11107","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11107"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11107\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11124,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11107\/revisions\/11124"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11107"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11107"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11107"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}