{"id":11104,"date":"2012-12-18T17:21:02","date_gmt":"2012-12-18T14:21:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11104"},"modified":"2012-12-18T23:29:35","modified_gmt":"2012-12-18T20:29:35","slug":"xaflad-lagu-maamuusayo-qoraalka-afka-soomaaliga-oo-lagu-qabtey-xarunta-xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/xaflad-lagu-maamuusayo-qoraalka-afka-soomaaliga-oo-lagu-qabtey-xarunta-xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Xaflad lagu maamuusayo qoraalka afka soomaaliga oo lagu qabtey xarunta xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p>Xaflad lagu maamuusayey sanadguuradii 40&#8217;aad ee qoraalka afka hooyo ayaa lagu qabtey xarunta xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Xaflada oo ay kasoo qeyb galeen madaxda iyo xubnaha xisbiga midnimada jamhuuriga,qeybaha bulshada xubno ka kala socdey,qoraayaasha aqoonyahano iyo marti sharaf goobta lagu casumey ayaa siyaabo kala duwan uga hadley munaasabada,waxaaney kuligood wada tilmaameen in loo baahanyahey dhiirigelinta afka soomaaliga iyo qoraayaasha soomaaliyeed iyadoo amaan iyo mahad celin munaasabada looga soo jeediyey inta isku hawshey kor u qaadida afka soomaaliga.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntiina gud.kuxigeenka xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed md. Cali maxamed nuux timajilic ayaa isagoo ku hadlaya magaca m\/weynaha xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed c\/nur axmed darman,kan gudiga fullinta,kiisa iyo kan xubnaha xmjs wuxuu hambalyo ku aadan sanadguurada 40&#8217;aad u direy shucuubta afka soomaaliga ku hadla meel kasta oo ay joogaan,isagoo u rajeeyey in ay sanadkan sanadkiisa ay ku gaaraan barwaaqo iyo baraare  isagoo mahad celin weyn u direy m\/weynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geelle oo isagu xil weyn iska saarey sanadihii danbe in uu dhiiri geliyo qoraayaasha iyo kor u qaadida afka soomaaliga,isagoo timajilic u rajeeyey madaxda qeybaha kala duwan ee soomaalidu in ay sidaas ookale sameeyaan,maadaama afkeena soomaaligu ay masuuliyad inaga wada saarantahey&#8230;..\/<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaflad lagu maamuusayey sanadguuradii 40&#8217;aad ee qoraalka afka hooyo ayaa lagu qabtey xarunta xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed. Xaflada oo ay kasoo qeyb galeen madaxda iyo xubnaha xisbiga midnimada jamhuuriga,qeybaha bulshada xubno ka kala socdey,qoraayaasha aqoonyahano iyo marti sharaf goobta lagu casumey ayaa siyaabo kala duwan uga hadley munaasabada,waxaaney kuligood wada tilmaameen in loo baahanyahey dhiirigelinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11104","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11104","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11104"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11104\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11117,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11104\/revisions\/11117"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11104"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11104"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11104"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}