{"id":110918,"date":"2024-12-26T22:47:44","date_gmt":"2024-12-26T19:47:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=110918"},"modified":"2024-12-27T01:04:19","modified_gmt":"2024-12-26T22:04:19","slug":"dalka-mozambique-oo-ganacsato-soomaaliyeed-hantidoodi-lagu-boobay-iyo-maxaabiis-xabsi-ka-baxsadey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/12\/dalka-mozambique-oo-ganacsato-soomaaliyeed-hantidoodi-lagu-boobay-iyo-maxaabiis-xabsi-ka-baxsadey\/","title":{"rendered":"Dalka Mozambique oo Ganacsato Soomaaliyeed Hantidoodi Lagu Boobay iyo Maxaabiis xabsi ka Baxsadey."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya dalka Mozambique ayaa sheegaya in Soomaalida ku nool magaalooyinka iyo tuulooyinka dalkaas iney la kulmeen dhac iyo boob xoog leh oo loo geysatay goobahooda ganacsiga.<\/p>\n<p>Dhaca iyo boobka loo geystay xarumaha ganacsi ee Soomaalida ku nool dalkaas ayaa yimid kadib markii ay sii xoogeysteen banaanbaxyo rabshado wata oo ay dhigayaan taageerayaasha mucaaradka oo kasoo horjeeda natiijada doorashadii dalkaas ka dhacday 9-kii bishii Oktobar ee sanadkaan.<\/p>\n<p>Magaalooyinka sida weyn loogu boobay xarumaha ganacsiga ee Soomaalida waxaa ka mid ah magaalada Maputo oo ah Caasimadda iyo magaalada kale ee Nampula, sida uu warbaahinta u xaqiijiyay xubin ka mid ah Jaaliyada Soomaalida ee dalkaas.<\/p>\n<p>Maxamuud Cabdulqaadir Jaamac oo ka mid ah ganacsatada ku nool magaalada Nampula ayaa sheegay in baqaar uu halkaasi ku lahaa la jabsaday, islamarkaana laga qaatay wixii yaalay.<\/p>\n<p>&#8220;Alaab tiro badan oo gaareysay Kunteenar ilaa kunteenar iyo bar\u00a0 ayay naga qaateen, Baqaar kale oo igu dhagana waxay ka qaateen alaab kale, alaab aan hadda xisaabinay maaha waa alaab aad u badan oo bagaash ah, waxaana la boobay Soomaali aad u tira badan dukaamadooda oo suuqyo badan oo kala duwan ku yaalay &#8221; ayuu yiri Maxamuud Cabdulqaadir Jaamac.<\/p>\n<p>Xaalada dalka Mozambique ayaa marna marka ka dambeysa sii xumaan hayso waxaana ajaanibta ku nool dalkaasi oo Soomaalidu ay ka mid tahay ay wajahayaan cabsi ku aadan in dhibaato intaan kasii badan loo gaysto hadii rabshaduhu ay sii socdaan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale in ka badan 1,500 oo maxbuus ayaa ka baxsaday xabsiyo ku yaala Mozambique, kuwaas oo ka faa&#8217;ideystay qalalaasaha siyaasadeed ee ka dhashay natiijada doorashada lagu muransan yahay, sida ay warbaahinta u sheegeen Saraakiil ka tirsan Booliiska dalkaas.<\/p>\n<p>Tirada dadka ku dhintay rabashadaha ayaa gaartay 33 ruux, halka dhaawacuna uu marayo 15 ruux oo kale, kadib iska horimaadyo dhex maray ciidamada iyo dibadbaxayaasha, sida uu warbaahinta u sheegay taliye Booliis oo lagu magacaabo Bernardino Rafael.<\/p>\n<p>Banaanbaxyadaan rabashadaha wata ayaa ah kuwa ay kaga jawaab celiyanayaan taageerayaasha mucaaradka go&#8217;aankii maxkamadda ugu sareysa dalkaas ay ku xaqiijinaysay in xisbiga Frelimo ee talada haya tan iyo 1975-tii uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee dhacday bishii Oktoobar ee sanadkaan 2024.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya dalka Mozambique ayaa sheegaya in Soomaalida ku nool magaalooyinka iyo tuulooyinka dalkaas iney la kulmeen dhac iyo boob xoog leh oo loo geysatay goobahooda ganacsiga. Dhaca iyo boobka loo geystay xarumaha ganacsi ee Soomaalida ku nool dalkaas ayaa yimid kadib markii ay sii xoogeysteen banaanbaxyo rabshado wata oo ay dhigayaan taageerayaasha mucaaradka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":110919,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-110918","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110918","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=110918"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110918\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":110937,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110918\/revisions\/110937"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/110919"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=110918"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=110918"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=110918"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}