{"id":11088,"date":"2012-12-17T21:54:38","date_gmt":"2012-12-17T18:54:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11088"},"modified":"2012-12-18T00:37:35","modified_gmt":"2012-12-17T21:37:35","slug":"mweyne-xasan-sheekh-maxamud-iyo-wafdi-uu-horkacayo-oo-galabta-dalka-kusoo-laabtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/mweyne-xasan-sheekh-maxamud-iyo-wafdi-uu-horkacayo-oo-galabta-dalka-kusoo-laabtey\/","title":{"rendered":"M\/weyne xasan sheekh maxamu&#8217;d iyo wafdi uu horkacayo oo galabta dalka kusoo laabtey&#8230;.\/"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha soomaaliya prof. Xasan shekh maxamud iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa galabta dalka kusoo laabtey iyagoo dalka jabuuti uga soo qeyb galey sanadguuradii 40&#8217;aad ee qoraalka afka soomaaliga.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa kamid ahaa wufuud lagu casumey in ay dalka jabuuti uga qeyb galaan munaasabada lagu weyneynayo qoraalka afka soomaaliga,iyadoo ay sidaas oo kale kasoo qeyb galeen m\/weynaha somaliland iyo m\/weynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geelle oo isaga marti loo ahaa,waxaana halkaa ka maqnaa m\/weynaha somaligalbeed cabdi maxamed cumar oo aan ilaa hada la garaneyn sababta uu uga baaqsadey.<\/p>\n<p>Madaxda iyo qoraayaasha munaasabada kasoo qeyb galey ayaa dhamaantood muujiyey niyad wanaag iyo in afka soomaaligu uu mudanyahey in la gaarsiiyo heerka uu ka ciyaari karo afrika iyo geska afrikaba,iyadoo af walbaa u kobco hadba sida dadka ku hadlaa ka dhigaan,waxaanu shirkaas ama xaflada kulankaasi kusoo dhamaatey sidii loogu talo galey iyo hagaag.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha soomaaliya prof. Xasan shekh maxamud iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa galabta dalka kusoo laabtey iyagoo dalka jabuuti uga soo qeyb galey sanadguuradii 40&#8217;aad ee qoraalka afka soomaaliga. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa kamid ahaa wufuud lagu casumey in ay dalka jabuuti uga qeyb galaan munaasabada lagu weyneynayo qoraalka afka soomaaliga,iyadoo ay sidaas oo kale kasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11088","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11088","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11088"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11088\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11102,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11088\/revisions\/11102"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11088"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11088"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11088"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}