{"id":11079,"date":"2012-12-16T23:58:15","date_gmt":"2012-12-16T20:58:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11079"},"modified":"2012-12-17T19:28:45","modified_gmt":"2012-12-17T16:28:45","slug":"gen-maxamed-faarax-warsame-darwiish-iyo-axmed-maxamed-axmed-madoobe-gud-raaskambooni-oo-booqasho-qarsoodi-ah-ku-jooga-xarunta-ethiopia-ee-adisababa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/gen-maxamed-faarax-warsame-darwiish-iyo-axmed-maxamed-axmed-madoobe-gud-raaskambooni-oo-booqasho-qarsoodi-ah-ku-jooga-xarunta-ethiopia-ee-adisababa\/","title":{"rendered":"Gen. Maxamed faarax warsame (Darwiish) iyo Axmed maxamed axmed madoobe gud. Raaskambooni oo booqasho qarsoodi ah ku jooga xarunta ethiopia ee adisababa."},"content":{"rendered":"<p>Gud.ururka raaskambooni axmed maxamed islam axmed madobe iyo maxamed faarax warsame darwiish ayaa la sheegayaa in ay booqasho ku joogaan adisababa xarunta dalka ethiopia,kadib casumaad ay ka heleen madaxda ethiopia.<\/p>\n<p>Booqashadan ayaa waxaa ka shaqeeyey baa la sheegayaa m\/weynaha kibilka 5&#8217;aad Cabdi Maxamed Cumar,waxaana lagu soo waramayaa in ethiopia ay dooneyso in ay is fahamsiiso darwiish iyo axmed madoobe,halka dawlada kenya ay iyaduna wadato prof gandi iyo gen.saxardiid oo iminka ku xanuunsanaya cusbital ku yaal nairobi,iyadoo la sheegayo in dawlada kenya ay hadaba jubooyinka uga danbeyso prof. Gandi balse ay axmed madobe danteeda ku wadato.<\/p>\n<p>Dawlada ethiopia ayaa jubooyinka ka eegeysa ururo mucaarad ah oo ay la dirirto iyo alshabaab oo iyaguna cadaw u ah labada dhinac kenya iyo ethiopia,jubooyinka ayaa dhinacyo loo kala jiidanayaa iyadoo dadki deegaanka iyo dawladii federalku ay indhahoodu furanyihiin,lamana garanayo sababta ay dawlada xasan sheekh maamul ugu magacaabi la&#8217;dahey jubooyinka maadaama uusan muuqan xiriir wanaagsan oo u dhexeeya dawlada federalka iyo kenya.<\/p>\n<p>Is qabqabsiga kismaayo iyo jubooyinka ayaan aheyn mid hada bilaabanaya,waxaana hore ugu dagaalami jirey hugaamiye kooxeedyo saaxada siyaasada ka baxey,sida barre hiiraale,gen.morgan,axmed cumar jees iyo seeraar oo hada geeryoodey,waxaana muuqanaya wali in uu jiro isheysi ka waji dadbaya korjoogtada xooga ciidan heysata.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gud.ururka raaskambooni axmed maxamed islam axmed madobe iyo maxamed faarax warsame darwiish ayaa la sheegayaa in ay booqasho ku joogaan adisababa xarunta dalka ethiopia,kadib casumaad ay ka heleen madaxda ethiopia. Booqashadan ayaa waxaa ka shaqeeyey baa la sheegayaa m\/weynaha kibilka 5&#8217;aad Cabdi Maxamed Cumar,waxaana lagu soo waramayaa in ethiopia ay dooneyso in ay is fahamsiiso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11079","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11079","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11079"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11079\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11086,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11079\/revisions\/11086"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11079"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11079"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11079"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}