{"id":11056,"date":"2012-12-16T03:14:34","date_gmt":"2012-12-16T00:14:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11056"},"modified":"2012-12-16T03:14:34","modified_gmt":"2012-12-16T00:14:34","slug":"ciidamada-amisom-oo-sheegey-in-ay-dagayaan-wadada-u-dhaxeysa-afgooye-iyo-markasi-ay-ula-dagaalamaan-xarakada-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/ciidamada-amisom-oo-sheegey-in-ay-dagayaan-wadada-u-dhaxeysa-afgooye-iyo-markasi-ay-ula-dagaalamaan-xarakada-alshabaab\/","title":{"rendered":"Ciidamada Amisom oo sheegey in ay dagayaan wadada u dhaxeysa afgooye iyo marka,si ay ula dagaalamaan xarakada alshabaab."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo ay bateen jid gooyada lagu sameeyo ciidamada dawlada iyo kuwa Amisom inta u dhaxeysa afgooye iyo marka ayaa waxey sheegeen ciidamada amisom in ay dagi doonaan wadadaas u dhaxeysa afgoye iyo marka,si bey yiraahdeen aan ula dagaalanno xarakada alshabaab.<\/p>\n<p>Afhayeenka Amisom cali aadan xaamud oo maanta la hadley warbaahinta ayaa sheegey in ay dadweynaha deegaankaas u sheegayaan in ciidamada amisom ay soo degayaan dhamaan wadada u dhaxeysa marka iyo afgooye,hadalkan ayaa yimid kadib markii wadada marka iyo afgooye maritaankeedu khatar noqdey,iyadoo la sheegayo in ay arkeen dad wadadaas ku safrey oo la hadley wakaalada wararka warsom in ay arkeen meydadka 5 ruux oo madaxa laga gooyey isla markaa yaala wadada hareeraheeda kuwaas oo aaney cidina ka qaadi karin meesha ay yaaliin.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee ay ciidamada Amisom sheegaan in ay degayaan maasaafo dhererkeedo gaarayo in ku dhaw boqol km oo u dhaxeysa marka iyo afgooye taas oo lagu waayey jeneraalo saraakiil,sarkaal xigeeno,alifley iyo dabley ka kala tirsan ciidamada dawlada federalka ah iyo kuwa huwanta amisom.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo ay bateen jid gooyada lagu sameeyo ciidamada dawlada iyo kuwa Amisom inta u dhaxeysa afgooye iyo marka ayaa waxey sheegeen ciidamada amisom in ay dagi doonaan wadadaas u dhaxeysa afgoye iyo marka,si bey yiraahdeen aan ula dagaalanno xarakada alshabaab. Afhayeenka Amisom cali aadan xaamud oo maanta la hadley warbaahinta ayaa sheegey in ay dadweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11056","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11056","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11056"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11056\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11062,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11056\/revisions\/11062"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11056"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11056"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11056"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}