{"id":110542,"date":"2024-12-10T22:00:02","date_gmt":"2024-12-10T19:00:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=110542"},"modified":"2024-12-11T00:02:55","modified_gmt":"2024-12-10T21:02:55","slug":"taliyihii-ciidanka-danab-ee-jubaland-oo-xilkii-laga-qaaday-kadib-hadal-uu-ciidamada-u-jeediyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/12\/taliyihii-ciidanka-danab-ee-jubaland-oo-xilkii-laga-qaaday-kadib-hadal-uu-ciidamada-u-jeediyey\/","title":{"rendered":"Taliyihii Ciidanka DANAB ee Jubaland oo Xilkii Laga Qaaday Kadib Hadal uu Ciidamada u Jeediyey."},"content":{"rendered":"<p>Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xilka qaadis ku sameeyay taliyahii Ururka 162-aad ee ciidanka Kumaandooska Danab ee ka howlgala deegaanada Jubbaland Carab Dheeg Axmed.<\/p>\n<p>Taliyaha cusub ee Ururka 162-aad ee ciidanka Kumaandooska Danab ayaa loo magacaabay Caarif Hire Salaad, waxaana xusid mudan in xilka qaadista lagu sameeyay taliyahii hore ay timid kadib markii uu maalin ka hor uu jeediyay hadal uu ku dhaliilayo madaxda dowladda iyo taliska xoogga dalka.<\/p>\n<p>Carab Dheeg Axmed ayaa ku dhaliiyay dowlada Fedaraalka dalacsiintii ay dhawaan u sameysay askartii Jubbaland ka goosatay ee isu dhiibtay ciidanka dowladda ee ku sugan Raaskambooni, isagoo sheegay in dalacsiintaasi ay xaq u lahayeen ciidanka Danab ee ku sugan deegaanada Jubbaland.<\/p>\n<p>&#8220;Maanta oo ay taarikhdu tahay 10\/12\/2024 waxaa la iga qaaday xilkii an uhayay dalka diinta iyo dadka soomaaliyeed kaaso markii horaba dowladu ii idmatay oo an soo hayay mudo 4sano iyo 6 bilood ah. waxaana ugu shaqeeyay dadkayga dalkayga iyo diintaydayda in ala intaan awooday ee ay gaarsiisnayd aqoontayda iyo kartidayda&#8221; ayuu ku yiri qoraal uu bartiisa Facebook uu soo dhigay Taliyahii hore Carab Dheeg Axmed.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale uu sheegay taliyahii hore ee xilka qaadista lagu sameeyay inuu soo dhaweynayo talaabada xilka looga qaaday, isagoona tilmaamay in xilka qaadistiisa aysan quseyn hadalkii uu jeediyay maalin ka hor.<\/p>\n<p>&#8220;Waaxana uhambalyaynayaa walalkay sxbky caarif hire salaad oo la igu badalay waxaana isleeyahay waa ninkii ugu mudnaa ee loo dhiibi lahaa alena ha ufududeeyo shaqada adag ee hortaala.waxaana u wareejinaya si sharafle oo ay xushmad iyo qadarin ku dheehan tahay&#8221; ayuu yiri Carab Dheeg Axmed.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Carab Dheeg Axmed ayaa xusay inuu dib kala soo wadaagi doono umada soomaaliyeed sababta keentay xilka qaadistiisa oo ku soo aaday xili khilaaf adag uu u dhaxeeyo dowladda fedaraalka iyo maamulka Jubbaland.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xilka qaadis ku sameeyay taliyahii Ururka 162-aad ee ciidanka Kumaandooska Danab ee ka howlgala deegaanada Jubbaland Carab Dheeg Axmed. Taliyaha cusub ee Ururka 162-aad ee ciidanka Kumaandooska Danab ayaa loo magacaabay Caarif Hire Salaad, waxaana xusid mudan in xilka qaadista lagu sameeyay taliyahii hore ay timid kadib markii uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":110543,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-110542","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110542","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=110542"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110542\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":110569,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110542\/revisions\/110569"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/110543"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=110542"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=110542"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=110542"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}